• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada Puntland oo burburiyay Keydkii Raashinka iyo Xaruntii Caafimaadka kooxaha Daacish – Puntland Put up

admin by admin
January 13, 2025
in Latest News
0
Ciidamada Puntland oo burburiyay Keydkii Raashinka iyo Xaruntii Caafimaadka kooxaha Daacish – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal qorshaysan ka sameeyay buuraleyda Calmiskaad ayaa ku guulaystay in ay burburiyaan Keydkii guud ee Raashinka iyo Xaruntii Caafimaadka Kooxaha Daacish.

Saraakiisha hoggaaminaya Hawlgalka Ciribtirka Kooxaha Argagixisada ah ee Puntland ayaa sheegay in Ciidamadu ku guulaysteen burburinta Keydkii guud ee Raashinka iyo Xaruntii Caafimaadka kooxaha Argagixidada ah ee Daacish.

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in sidoo kale gacanta lagu dhigay Taliskii guud ee Tababarada mileeshiyaadka Daacish islamarkaana Hawlgalkaasi lagu dilay xubno ka tirsan kooxda oo dhammaantood ajaanib ah.

Saraakiisha hoggaaminaya Hawlgalka Ciribtirka kooxaha Argagixisada Puntland ayaa intaasi ku daray in mileeshiyaadka Daacish hadda ku go’doonsan yihiin masaafo kooban oo ay dhinacyada kaga hareeraysan yihiin ciidamada dowladdu si ay guud ahaan u soo afjaraan.

PUNTLAND POST

You might also like

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: burburiyaycaafimaadkaCiidamadaDaacishiyoKeydkiiKooxahaPostPuntlandraashinkaXaruntii
Previous Post

SoDMA Commissioner, UN Deputy Consultant collectively Chair Humanitarian Coordination assembly in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president humiliated throughout Ethiopia go to, says opposition chief 

admin

admin

Related Posts

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Next Post
Somalia’s president humiliated throughout Ethiopia go to, says opposition chief 

Somalia's president humiliated throughout Ethiopia go to, says opposition chief 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia within the U17 AFCON: Hope within the horn of African soccer | Sports activities

Somalia within the U17 AFCON: Hope within the horn of African soccer | Sports activities

May 27, 2023
Somalia’s Prime Minister opens new jail court docket in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s Prime Minister opens new jail court docket in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

March 1, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.