• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay deegaanada SSC-Khaatumo

admin by admin
December 14, 2024
in Latest News
0
Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay deegaanada SSC-Khaatumo
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dirtay deeq gargaar raashin ah oo qeyb ka ah deeqaha dowladda Shiinaha ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed, kuwaas oo ku wajahan degaannada maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo.

 

Gargaarkaan oo ka kooban 500 oo tan oo raashin ah, ayaa Doon looga qaaday Dakedda Muqdisho, iyadoo intaas kadib Dakedda magaalada Boosaaso looga daabuli doono gaadiid si degannada maamulkaas shacabka dantayar ee ku nool lavatory gaarsiiyo.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa sheegay in Hay’addu u taagan tahay caawinta bulshada Soomaaliyed, si kasta oo wax lavatory gaarsiin karaana lagu gaarsiinayo.

Guddoomiyaha oo sii hadlayay ayaa sheegay in iyadoo la fulinayo awaamiirta madaxda qaranka ay hay’addu u taagan tahay xoojinta dadaallada looga hortagayo abaarta La-nina taas oo laga cabsiqabo in dalkeenna ku dhufato, isagoo u mahad celiyay dowladda Shiinaha oo gargaarkaan ugu deeqay dadkeenna nugul.



Source_link

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Tags: deegaanadadirtaygargaarHayaddaSoDMASSCKhaatumo
Previous Post

Somalia: Ethiopia’s military chief, Jubaland vp meet in Addis Ababa 

Next Post

Somalia and China Have fun 64 Years of Diplomatic Relations and Strategic Partnership – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
Somalia and China Have fun 64 Years of Diplomatic Relations and Strategic Partnership – Somali Nationwide Information Company

Somalia and China Have fun 64 Years of Diplomatic Relations and Strategic Partnership – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ethiopia and Somalia agree to revive full diplomatic relations 

Ethiopia and Somalia agree to revive full diplomatic relations 

January 12, 2025
Madaxweynaha Puntland oo baaq u jeediyay urur siyaasadeedka Mideeye – Puntland Submit

Madaxweynaha Puntland oo baaq u jeediyay urur siyaasadeedka Mideeye – Puntland Submit

August 12, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.