• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaale oo darajo dalacsiin ah u xiray saraakiil ka tirsan ciidanka Ilaalada deegaanka

admin by admin
December 9, 2024
in Latest News
0
Madaale oo darajo dalacsiin ah u xiray saraakiil ka tirsan ciidanka Ilaalada deegaanka
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta darajooyin dalacsiin ah u xeray qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Illaalinta Deegaanka Xamar kadib markii uu Dalacsiiyay Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamud.

 

Taliyaha Ciidanka Illaalinta Deegaanka Xamar Jeneraal Maxmed Cali Carabow ayaa ugu mahadceliyay Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho dalacsiinta saraakiisha maanta dalacday ee darajada lavatory xiray kuwaas oo door muhiim ah ku leh hogaaminta taliska.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tilmaamay in Ciidanka Illaalinta Deegaanka Xamar ay laf dhabar u yihiin kaabayaasha dhaqaalaha, Bilicda Caasimadda, ka hortaga Maandooriyaha iyo Anshax xumada, asigoona xusay in ay ka go’an tahay dhiiragelinta iyo tayeynta Ciidanka.



Source_link

You might also like

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Tags: ciidankadalacsiindarajodeegaankaIlaaladaMadaaleSaraakiiltirsanxiray
Previous Post

Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time 

Next Post

Beledxawo Administration Stands Agency with Federal Authorities Towards Ethiopian Aggression – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Next Post
Beledxawo Administration Stands Agency with Federal Authorities Towards Ethiopian Aggression – Somali Nationwide Information Company

Beledxawo Administration Stands Agency with Federal Authorities Towards Ethiopian Aggression – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

New Somali ambassador presents his credentials to the emir of Qatar – Somali Nationwide Information Company

New Somali ambassador presents his credentials to the emir of Qatar – Somali Nationwide Information Company

December 5, 2023
Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku shaandhayn ku sameeyay golaha wasiirada Jubaland – Puntland Put up

Jubaland oo ka hortimid kaarka Aqoonsiga dowladda Federaalka Soomaliya – Puntland Submit

April 25, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.