• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Wasiirka amniga ee XFS oo booqday Machadka Vlatacom ee dalka Serbia +SAWIRRO

admin by admin
November 29, 2024
in Latest News
0
Wasiirka amniga ee XFS oo booqday Machadka Vlatacom ee dalka Serbia +SAWIRRO
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






Muqdisho (SMN) — Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Abdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ku guda jira booqashadisii Belgrade Serbia ayaa maanta booqaday Machaddka Daraasaadka Cilmi baarita Amniga Dunidda Siyaasadda Dhaqaalaha iyo Tiknoolajidda ee Vlatacom.

 

Madaxda Machaddka Vladimir Dr. Vladimir Cizelj ayaa Wasiirka waxbixin guud ka siiyay shaqada ay u xilsaaran yihiin iyo xiriirka Machaddka uu la leeyahay in ka badan 96 dalka oo uu Machaddku la shaqeeyo.

Machaddka Vlatacom ee Serbia oo qabta hawlo aad u fara-badan ayaa Dowladda Soomaaliya u soo bandhiga fursado ay Soomaaliya u baahan tahay oo wax weyn ka tari doono Dowlad dhiska dalkeen, waxaana Wasiirka la tusay howlaha ka socoda xarunta Vlatacom, sidoo kale waxaa lagu wareejiyay paperwork uu ka xulan doono baahida hortabinta leh ay u qabaan shaqadda khibradda iyo Machaddka Vlatacom uu bixiyo.

ugu dambeyn, Wasiir Fartaag ayaa mahad balaaran u jeediyay Dowladda Serbia iyo dhamaan Madaxda kala ee uu kula kulamay Magaalada caasimada ah ee Belgrade.



You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)




Earlier articleSomali Govt Weekly Reviews Spotlight Newest Occasions




Source_link

Tags: amnigabooqdaydalkaMachadkaSawirroSerbiaVlatacomWasiirkaXFS
Previous Post

Villa Somalia cannot appropriate Jubaland chief’s mistake by making one other 

Next Post

President Hassan Sheikh Mohamud Arrives in Arusha for EAC Summit – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
President Hassan Sheikh Mohamud Arrives in Arusha for EAC Summit – Somali Nationwide Information Company

President Hassan Sheikh Mohamud Arrives in Arusha for EAC Summit – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Heavy Losses Inflicted on Al-Shabaab Militant Group in Central Somalia

Duqeyn lagu burburiyay doomo oo hub iyo saanad Ciidan u siday Al-Shabaab.

April 17, 2025
DF oo struggle culus kasoo saartay xiriirka kala dhexeeya maamul goboleedyada dalka

DF oo struggle culus kasoo saartay xiriirka kala dhexeeya maamul goboleedyada dalka

April 24, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.