• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Hay’adda SoDMA iyo Culimada oo isugu yimid shir wadatashi ah + Sawirro

admin by admin
November 22, 2024
in Latest News
0
Hay’adda SoDMA iyo Culimada oo isugu yimid shir wadatashi ah + Sawirro
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) –  Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Culimada Soomaaliyeeed ayaa isgugu yimid shir wada-tashi ah oo diiradda lagu saaray, kor-u-qaadista xiriika wada-shaqeyn ee ka dhaxeeya SoDMA iyo Culimada, ka jawaabista deg-degga ah, dhisidda bulsho adkeysi u leh aafooyinka iyo sida ay Culimada Soomaaliyeed uga qayb-qaadan karaan dadaallada istiraatiijiga ah ee hay’addu kula tacaalayso ka hortagga khataraha musiibooyinka.

 

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo shirka daah-furay ayaa ku dheeraaday muhiimadda uu shirkaan u leeyahay bulshada, gaar ahaan dadka nugul ee u baahan garab istaagga, isagoo xusay in talada iyo aragtida culimada ay mar kasta lagama maarmaan u tahay hay’adaha kala duwan ee Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, halka uu si weyn u boorriyay xoojinta dadaallada wacyi-galinta iyo in dadka si wax-ku-ool ah lavatory fahansiiyo sida ay muhiim u tahay wax-la-bixdda iyo is-caawinta.

Hoggaanka Culimada Soomaaliyeed goobta ka hadlay ayaa dhankooda soo jeediyay doodo iyo khudbado la xariira sida ugu habboon ee shacabka tabaaleysan si waxtar leh loogu gaarsiin karo gargaarka iyo waddooyinka looga gudbi karo ku tiirsanaanta gargaarka iyo deeqaha dibadda, halka ay ballan-qaadeen in ay xoojin doonaan wacyigelinta bulshada ee ku aaddan maaraynta musiibooyinka iyadoo xoogga la saarayo ka faa’iidaysiga aqoonta iyo kheyraadka gudaha.

Intii shirku socday waxaa la soo bandhigay muuqaal koobaya waxqabdka Hay’adda muddada labada sanno ah ee ay jirtay, sidoo kale, waxaa la soo jeediyay warbixin kooban oo taabanaysa howlaha guud ee hay’adda hortabinta u leh, waxqabadka Xarunta Qaran ee Ka-digista Halis-wadareedka iyo Xarunta Qaran ee Gurmadka Deg-degga ah ee ku aaddan u diyaargarawga, ka jawaasista xalaadaha bani’aadannimo iyo hirgalinta mashaaricda dhisaya adkeysiga bulshada.

Xildhibaanno ka tirsan Guddiga Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhankooda qeyb ka ahaa shirka ayaa si weyn u bogaadiyay doodda iyo muwduuca shirka, iyaga oo xusay in xalka in badan oo muskiladaha ka mid ah u ku jiro wacyi-galinta iyo farriimaha cumilada ee ku wajahan bulshada Soomaaliyeed, loona baahan is-kaashi marka la joogo fulinta howlaha bani’aadannimo ee Hay’adda SoDMA masuulka ka tahay.



Source_link

You might also like

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Tags: CulimadaHayaddaisuguiyoSawirroshirSoDMAwadatashiyimid
Previous Post

Will Somaliland’s new president abrogate controversial MoU with Ethiopia? 

Next Post

Particular Adviser to the President of Somalia Delivers Necessary Message to President of Algeria – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Next Post
Particular Adviser to the President of Somalia Delivers Necessary Message to President of Algeria – Somali Nationwide Information Company

Particular Adviser to the President of Somalia Delivers Necessary Message to President of Algeria – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia, Sweden focus on strengthening bilateral relations – Somali Nationwide Information Company

Somalia, Sweden focus on strengthening bilateral relations – Somali Nationwide Information Company

November 4, 2024
Ciidamada Asluubta oo ku biiray dagaalka Al-Shabaab

Ciidamada Asluubta oo ku biiray dagaalka Al-Shabaab

March 17, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.