• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

BFS oo guda galay doodda dhismaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashada

admin by admin
November 13, 2024
in Latest News
0
Xildhibaanada BF Soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeedyo muhiim ah
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






MUQDISHO (SMN) – Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta leh fadhi lagu gudagalayo doodaha Akhrinta 2-aad ee Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha.

 

Fadhigan waxaa qeyb ka ah Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh iyo Wasiiru dowlaha Waaaaradda mudane xildhibaan Saadaad Maxamednuur Caliyow.

Dhanka kale Habdhowraha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka oo Xildhibaannada hortooda ku dhaariyay wasiiru dowlaha wasaaradda Qorsheynta Mudane Axmed Sheekh Maxamed Mashruuc iyo wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdirashiid Ducaale, kuwaas oo uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre.

Sidoo kale Senator Cabdiweli Garyare oo maalin ka hor lagu doortay Dhuusamareeb ayaa maanta lagu dhaariyey kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.



You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 




Earlier articleNisa oo soo bandhigtay eedeysanayaal lavatory heysto fulinta dil ka dhacay Muqdisho




Source_link

Tags: BFSdhismahadooddadoorashadagalaygudaGuddigamadaxabannaan
Previous Post

Somaliland heads to the polls on Wednesday 

Next Post

Deputy Minister of Info Visits NTP Labs, Highlights Significance of Media Growth Plan – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
Next Post
Deputy Minister of Info Visits NTP Labs, Highlights Significance of Media Growth Plan – Somali Nationwide Information Company

Deputy Minister of Info Visits NTP Labs, Highlights Significance of Media Growth Plan – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia’s Prime Minister Departs for UN Basic Meeting

Somalia’s Prime Minister Departs for UN Basic Meeting

September 23, 2024
Puntland Election Fee Reveals Tight Race in Native Council Elections

Puntland Election Fee Reveals Tight Race in Native Council Elections

July 25, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.