• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u shaacisay in Ciidamada Itoobiya laga reebay Hawlgalka cusub ee AUSSM – Puntland Publish

admin by admin
November 9, 2024
in Latest News
0
Dowladda Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u shaacisay in Ciidamada Itoobiya laga reebay Hawlgalka cusub ee AUSSM – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah u shaacisay in Ciidamada Itoobiya laga reebay Hawlgalka cusub ee Nabad-ilaalinta Soomaaliya ee African Union Assist and Stabilization Mission (AUSSM).

Wasiirka Difaaca dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Hawlgalka cusub ee AUSSM laga reebay Ciidamada Itoobiya, kadib markii Xukuumadda Addis Ababa ku xad-gudubtay Madax-bannaanida iyo Midnimada Soomaaliya.

Wasiirka Difaaca oo wareysi kooban siiyay Telefishinka dowladda Soomaaliya ee SN-TV ayaa sheegay in Hawlgalka AUSSM ee beddelaya ATMIS bilowga Sannadka 2025 aysan ku jirin Ciidamada Itoobiya, taasina sababteedu tahay Xad-gudubka Addis ababa ku samaysay Madax-bannaanida dalka.

“Ciidamada Itoobiya si rasmi ah ayaa looga reebay howlgalka cusub ee ciidamada ka socda Midowga Afrika ee Soomaaliya ka bilaabaya horaanta sannadka 2025-ka, sababto ah Itoobiya waxay kusoo xadgudubtay madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya” ayuu yiri Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac.

Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya oo magaciisa lavatory soo gaabiyo (AUSSM) ayaa ku yimid codsi ay dowladda Soomaaliya gudbisay, kaas oo ujeedkiisu ahaa in kaddib bixitaanka ATMIS la helo taageero kumeelgaar ah oo ciidamada Soomaaliyeed laga siinayo xasilinta iyo xoojinta nabadgeliyada dalka.

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media





Source_link

Tags: AUSSMCiidamadacusubDowladdaHawlgalkaItoobiyalagamaantaPostPuntlandrasmireebayshaacisaySoomaaliya
Previous Post

Ethiopia excluded within the new AU mission in Somalia – Somali Nationwide Information Company

Next Post

US navy says drone crashed in Somalia 

admin

admin

Related Posts

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 25, 2025
NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Next Post
US navy says drone crashed in Somalia 

US navy says drone crashed in Somalia 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

ATMIS troop contributing international locations assist Somalia’s request for delay in peacekeeper drawdown

ATMIS troop contributing international locations assist Somalia’s request for delay in peacekeeper drawdown

September 29, 2023
Somaliland Administration President Welcomes Puntland Peace Overture – Puntland Submit

Somaliland Administration President Welcomes Puntland Peace Overture – Puntland Submit

December 22, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.