• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 11, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in uu raadinayo Dowlad Goboleedyada ka maqan Madasha Wadatashiga Qaran – Puntland Submit

admin by admin
October 30, 2024
in Latest News
0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in uu raadinayo Dowlad Goboleedyada ka maqan Madasha Wadatashiga Qaran – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu raadinayo Dowlad Goboleedyada ka maqan Madasha Wadatashiga Qaran, si bathroom helo Wadajir iyo Midnimo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Hadal ka jeediyay Kulan uu Xalay la yeeshay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu Wada-hadal diyaar u la yahay Dowlad Goboleedyada ka maqan Madasha Wadatashiga Qaran, si bathroom helo Midnimo guud.

“Walaalaheen naga aragtida duwan waa la hadlaynaa; haddii ay noo ogolaadaan waan u tagayaa, haddii kalena approach noo imaanayaan. Wadajir iyo midnimo ayaan rabaa. Maanta dadkeenna waxaa u furan fursad weyn oo ay ku gaari karaan rajadooda”ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

“Waxaan si wadajir ah uga shaqeynaynaa adkaynta amniga dalka, dhammaystirka dib-u-xoreynta deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisadu, iyo xaqiijinta Soomaaliyada ay inaga sugayaan shacabkeennu” ayuu sii raaciyay Madaxweyne Xasan.

Madaxweynaha ayaa dhinaca kale Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u gudbiyay codsi ku saabsan kulan gaar ah oo uu ku hortagayo fadhiga Baarlamaanka, kaasi oo uu kaga dhawaaqi doono in dalku si Rasmi ah u aaday doorasho qof iyo cod ah.

Waxaa sidoo kale Kulankii Xalay ka qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, iyo kuxigeennadiisa, iyo Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada; Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye; Koonfur-galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed; iyo Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen.

PUNTLAND POST

You might also like

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish





Source_link

Tags: dowladgoboleedyadaMadashaMadaxweynemaqanMaxamuudPostPuntlandQaranraadinayosheegaySheekhWadaTashigaXasan
Previous Post

Somalia and UAE Forge Strategic Partnership to Increase Fisheries Growth – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president says he’s open to talks with Puntland, Jubaland leaders 

admin

admin

Related Posts

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

by admin
May 11, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

by admin
May 11, 2025
Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish
Latest News

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 10, 2025
Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
Next Post
Somalia’s president says he’s open to talks with Puntland, Jubaland leaders 

Somalia’s president says he's open to talks with Puntland, Jubaland leaders 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ra’iisul wasaare Xamza oo bathroom gudbiyay warbixin xasaasi ah + Sawirro

Ra’iisul wasaare Xamza oo bathroom gudbiyay warbixin xasaasi ah + Sawirro

December 2, 2024
Akhriso: Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo maanta magacaabis Sameeyay

Akhriso: Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo maanta magacaabis Sameeyay

March 5, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
  • U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
  • Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.