• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho – Puntland Publish

admin by admin
October 18, 2024
in Latest News
0
Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Qarax ismiidaamin ah ayaa galabta ka dhacay maqaayad ku taalla gudaha dugsiga tababarka Booliska Gen. Kaahiye (Iskuul Buluusiya) ee magaalada Muqdisho, kaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa waxaa fuliyay ruux isku soo xiray waxlaha qarxa, kaas oo beegsaday maqaayada oo ay fadhiyeen dad badan oo isugu jiray ciidan iyo shacab.

Inta la xaqiijiyay 7 qof oo isugu jira ciidan iyo shacab ayaa ku geeriyooday qaraxa, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 6 ruux, sida lagu sheegay battle ka soo baxay ciidanka Booliska Soomaaliya.

”Maanta oo taariikhda tahay 17-Oct-2024 abaaro 15:27 ama 03:27pm ruux naftii halige ah oo isku soo xirey walxaha qarxa ayaa ku qarxay xaafada isku raranta ah ee kasoo horjeeda barxada Iskool Boliisiya, halkaas oo ay ku yaalaan geedo ay dadka meesha degan harsadaan. Qasaaraha hordhaca ah oo la xaqiijiyey waxay kala yihiin:- Dhimashada 7 ruux oo isugu jira  ciidan iyo shacab, dhaawacana waxaa la arkay ilaa hadda 6 ruux” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Booliska.

Dadka qaraxa ku dhintay waxaa ka mid ah sarkaal magaciisa lagu soo koobay Cabdixakiin oo ahaa madaxa amniga ee Isbitaalka Yardemeli iyo Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar.

PUNTLAND POST

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)





Source_link

Tags: dhacayismiidaaminMuqdishoPostPuntlandqarax
Previous Post

A Name to the Worldwide Group – Somali Nationwide Information Company

Next Post

At the least 8 useless in blast close to police academy in Somalia’s capital 

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
At the least 8 useless in blast close to police academy in Somalia’s capital 

At the least 8 useless in blast close to police academy in Somalia’s capital 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Jubaland – Puntland Publish

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Jubaland – Puntland Publish

February 14, 2024
Ra’iisul Wasaaraha Israel oo si deg deg ah isbitaal bathroom dhigay – Puntland Publish

Ra’iisul Wasaaraha Israel oo si deg deg ah isbitaal bathroom dhigay – Puntland Publish

July 16, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.