• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay qaraar ay soo gudbiyeen Soomaaliya iyo Uk – Puntland Submit

admin by admin
October 12, 2024
in Latest News
0
Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay qaraar ay soo gudbiyeen Soomaaliya iyo Uk – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si rasmi ah u ansixiyay qaraar ay si wadajir ah u soo gudbiyeen Soomaaliya iyo UK, kaas oo diiradda saaraya caawinta Soomaaliya ee dhinaca xuquuqul insaanka.

Wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ee Xarunta Geneva, Khadra Ducaale, oo khudbad ka jeedisay Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey, ayaa bogaadisay tallaabadan iyada oo soo bandhigtay dadaallada ay Soomaaliya ka waddo dhinaca horumarinta xuquuqul insaanka.

Ambassador Khadra ayaa sheegtay in Soomaaliya ay hiigsaneyso dhammeystirka xilliga kala-guurka ee la falgalka hay’adaha xuquuqul insaanka muddo 12-bilood gudahood, iyadoo diiradda la saarayo hirgelinta qorshe-hawleed ku saleysan isla xisaabtan iyo daah-furnaan.

Waxay sidoo kale iftiimisay tallaabooyinka muhiimka ah ee dhowaan la qaaday, kuwaas oo ay ka mid yihiin ansixinta sharciga xuquuqda naafada Qaranka, soo bandhigidda istaraatiijiyadda shanta sano ee Hay’adda Naafada Qaranka, iyo ansixinta sharciga carruurta.

Danjiraha ayaa ku adkeysatay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay kor u qaadidda ka-qeybgalka siyaasadeed ee bathroom dhan yahay, iyada oo gaar ahaan xustay muhiimadda ay leedahay in haweenka iyo dadka la heyb-sooco laga qeyb geliyo go’aamada muhiimka ah. 

Ambassador Khadra Ducaale ayaa uga mahadcelisay beesha caalamka taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan Ingiriiska, Sanduuqa Wadajirka ah ee Soomaaliya, iyo Kooxda Ilaalinta iyo Xuquuqul Insaanka ee UNSOM, kuwaasi oo ay sheegtay in ay door muhiim ah ka qaateen horumarinta xuquuqul insaanka dalka.

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media





Source_link

Tags: ansixiyayGolahagudbiyeenInsaankaiyoMidoobeyPostPuntlandqaraarQaramadasooSoomaaliyaXuquuqul
Previous Post

Official Assertion on the Trilateral Summit between Somalia, Eritrea, and Egypt – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president wraps up coaching for brand new US-trained elite unit officers 

admin

admin

Related Posts

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 25, 2025
NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somalia’s president wraps up coaching for brand new US-trained elite unit officers 

Somalia’s president wraps up coaching for brand new US-trained elite unit officers 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia Accuses Ethiopia of Violating Ankara Declaration in Doolow Assault

Somali FM says Al-Shabaab is considerably weakened after two years of operations

April 21, 2025
Lix qof oo Oromo ah oo lagu dilay degmada Beledxaawo – Puntland Submit

Lix qof oo Oromo ah oo lagu dilay degmada Beledxaawo – Puntland Submit

February 5, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.