• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ra’iisul wasaare Xamza oo kulamo ka wada Mareykanka + Sawirro

admin by admin
September 24, 2024
in Latest News
0
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulamo ka wada Mareykanka + Sawirro
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


NEW YORK (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya shirka Golaha bathroom dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa  magaalada New York kulan kula yeeshay Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay, Ambassador Linda Thomas-Greenfield.

 

Labada mas’uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal Soomaaliya iyo Mareykanka, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha.

Xamza ayaa la filayaa inuu khudbad ka jeediyo Kalfadhiga heerka sare ee madaxda caalamka ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo uu u tegay magaalada New York.

Halku dhegga sanadkan ee Kalfadhiga Golaha bathroom dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa ku saabsan in aan “Cidna laga tagin” oo si wadajir ah caalamku uga wada shaqeeyo horumarinta nabadda, xaqiijinta horumar waara iyo ilaalinta sharafta bini’aadamka jiilalka maanta iyo kuwa mustaqbalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona doorka muhiimka ah ee qaaradda Afrika ee dejinta ajendayaasha caalamiga, iyadoo si gaar ah xoogga bathroom saari doono ahmiyadda midnimada iyo kala duwanaanshaha oo aasaas u ah helitaanka nabad iyo horumar waara.



Source_link

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Tags: kulamoMareykankaRaiisulSawirroWadawasaareXamza
Previous Post

Dowladda Masar oo markab hub ah geysay magaalada Muqdisho – Puntland Put up

Next Post

Speaker of Somalia’s Senate visits Sheikh Zayed Grand Mosque – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
Speaker of Somalia’s Senate visits Sheikh Zayed Grand Mosque – Somali Nationwide Information Company

Speaker of Somalia’s Senate visits Sheikh Zayed Grand Mosque – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

The Somali Authorities Enforces Pre-1991 Land Legislation to Reclaim Properties – Puntland Put up

The Somali Authorities Enforces Pre-1991 Land Legislation to Reclaim Properties – Puntland Put up

November 2, 2024
Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya oo shaacisay in ay fashilisay gaari qaraxyo siday – Puntland Put up

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo sheegtay in ay duqeyn ku dishay 82 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab – Puntland Publish

March 21, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.