• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 9, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Axmed Karaash  oo “loollan awoodeed” kula jira Firdhiye – Puntland Publish

admin by admin
August 29, 2024
in Latest News
0
Axmed Karaash  oo “loollan awoodeed” kula jira Firdhiye – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Laascaanood (Warbixin) — Inkastoo  hal sano ay ka soo wareegtay markii Cabdiqaadir Aw Cali  (Firdhiye) lavatory doortay hoggaamiyaha maamulka ku meelgaarka ah ee Sool, Sanaag, Cayn iyo Khaatumo (SSCK), wuxuu loollan siyaasadeed oo adag kala dhexeeyey Axmed Cilmi (Axmed Karaash), madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland. Axmed Karaash waxaa lagu eedeyey inuu gebi ahaanba ka hor yimid siyaasadda maamulka SSCK uu qaatay ahna in ciidammada maamulku aysan weeraraynin deegaanno beelo kala degaan ama beelaha SSCK la degaan  beelo kale.

Firdhiye
Firdhiye ma fileynin loollan awoodeed kaga yimid Axmed Karaash.

Si cad ayuu Axmed Karaash uga dhawaaqay Buuhoodle  toddobaadkan colaad ka dhan ah Ceerigaabo oo ah degmo beesha Naaleye Axmed ay degto, laguna deggan yahay heshiiskii 1995kii ay ka qeybgaleen marxuum Axmed Maxamed Sakhraan iyo rag kale. Axmed Karaash wuxuu ugu baaqay dadka Buuhoodle inay  la yimaadaan dhaqan uu ku tilmaamay “gacan-fudeyd” ay caan ku yihiin, hadalkaas oo lavatory qaatay inuu meel kaga dhacay dadka Buuhoodle. Waxaa kale oo lavatory qaatay in Axmed Karaash ku doodayo in dadka Nugaal deggan aysan doonaynin inay colaad ka aloosaan Ceerigaabo oo  maamulka Somaliland uu ka talinayo tan heshiiskii Ceerigaabo  ee 1995kii.

Axmed Karaash wuxuu ku tiirsan yahay ciidan beeleed ka madaxbannaan maamulka SSCK.

Firdhiye waxaa lagu eedeeyey inuu raalli ka noqday inay madax-dhaqameed siyaasadda ka hadlaan ama weeraran beelo kale, in nin  siyaasi xil maamul kale ka hayay u colaad maamulka SSCK uusan ogeyn ku baaqo. Axmed Karaash waa hoggaamiye haysta ciidan beeled ka madaxbannaan maamulka SSCK, hase ahaatee Firdhiye waa hoggaamiye siyaasadeed aan lahayn ciidan beeled si gaar ah ugu daacad ah isaga. “Axmed Karaash oo og  waxa qabqableyn lagu gaari karo kana faa’iidaysnaya jilicsanaanta hoggaamineeed ee Firdhiye ayaa qaaday tallaabo uu siyaasadda difaaca iyo amniga  si dadban kula wareegay isagoo taageero ka helaya dad badan oo doonaya in Firdhiye ku fashilmo hoggaaminta maamulka curdinka ah” ayuu yidhi xubin hore oo ka tirsanaa guddigii 33  xubnood ka koobnaa jirtay inta aan Firdhiye la dooranin.

Loollanka awoodeed u dhexeeya Firdhiye iyo Karaash wuxuu abuuray cabsi in maamulku uu kala daato. Maamulka SSCK hadda wuxuu ku socdaa yabooha ay qurbejoogtu soo diraan. Haddii ay dhacdo in Firdhiye is casilo manner adkaanaysaa in hoggaamiye cusub uu  hore u sii wado maamulka  iyadoo weli loollan awoodeed uu jiro ama aysan jirin wax lagu xakameeyo siyaasiyiinta iyo madaxdhaqameedka  gaara  go’ammo ama dhiibta aragtiyo ka soo horjeeda siyaasadda maaamulka SSCK. 

© Puntland Publish, 2024.

You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 





Source_link

Tags: awoodeedAxmedFirdhiyejiraKaraashkulaloollanPostPuntland
Previous Post

Commissioner of SoDMA Meets with Somali Ambassador to Saudi Arabia – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somali Catastrophe Administration Company Engages with Saudi Ambassador on Support Supply

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company
Latest News

IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 8, 2025
Next Post
Commissioner of SoDMA Meets with Somali Ambassador to Saudi Arabia – Somali Nationwide Information Company

Somali Catastrophe Administration Company Engages with Saudi Ambassador on Support Supply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Baadi-goobka shaqaale ka tirsan QM oo ka socda gobolka Galgaduud

Baadi-goobka shaqaale ka tirsan QM oo ka socda gobolka Galgaduud

January 12, 2024

Xildhibaan Cilmi “Muuse Biixi waa waayeel cimrigiisa ceeb ku sagootinaya”

July 24, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
  • Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.