• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne William Ruto oo daah-furay ololaha ay Kenya ku raadinayso xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika – Puntland Submit

admin by admin
August 27, 2024
in Latest News
0
Madaxweyne William Ruto oo daah-furay ololaha ay Kenya ku raadinayso xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa maanta xarunta madaxtooyadda Kenya ka daahfuray ololaha ay Kenya ku raadinayso jagada guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika oo uu u sharraxanyahay Raila Odinga.

Munaasabadda , ayaa waxaa goobjoog u ahaa inta badan hoggaamiyayaasha bariga Afrika oo ay ka mid yihiin Samia Suluhu (Tanzania), Yoweri Museveni (Uganda), Salva Kiir (South Sudan), iyo Ra’iisul Wasaaraha Burundi, Gervais Ndirakobuca.

Madaxweyne Ruto, ayaa munaasabadda ka sheegay inuu casuumay Madaxweyne Xasan Sheekh si uu uga soo qaybgalo daahfurka ololaha musharraxnimada jagada guddoomiyaha Midowga Afrika ee Raila Odinga, oo ay taageerreen hoggaamiyayaashii ka qeybgalay munaasabada, balse Madaxweyne Xasan oo casuumada aqbalay ayaa shalay Ruto u sheegay inuusan imaan karin , isagoo raalli gelin bixiyay, sida u sheegay William Ruto.

Soomaaliya oo musharrixii ay u sharraxday jagadan ay isaga hartay tartanta, sababo la xiriira cadaadiska dhinaca hoggaanka Soomaaliya ayaa la aaminsan yahay inay taageerrayso musharraxa Jabuuti oo Wasiirka Arrimaha dibadda  Maxamuud Cali Yuusuf , uu u tartamayo jagada Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika , iyadoo musharraxnimada Jabuuti la sheegay inay ka dambeysay inay tartanka isaga harto Fowsiyo Yuusuf Xaaji.

PUNTLAND POST

You might also like

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 





Source_link

Tags: AfrikadaahfurayGuddoomiyahaKenyaMadaxweyneMidowgaololahaPostPuntlandraadinaysoRutoWilliamxilka
Previous Post

Somalia releases 30 individuals from prisons in Sudan – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Egypt Army Jets Land in Somalia Amid Regional Tensions

admin

admin

Related Posts

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 10, 2025
Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
Next Post
Egypt Army Jets Land in Somalia Amid Regional Tensions

Egypt Army Jets Land in Somalia Amid Regional Tensions

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali Prime Minister meets with UAE Overseas Minister in New York – Somali Nationwide Information Company

Somali Prime Minister meets with UAE Overseas Minister in New York – Somali Nationwide Information Company

September 22, 2023
Here is a listing of occasions at Twin Cities parks this summer time

Here is a listing of occasions at Twin Cities parks this summer time

May 28, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
  • U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.