MUQDISHO (SMN) – Maxkamadda Sare ee dalka ayaa goordhow bilowday dhageysiga kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud oo lavatory haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis.
Hoolka maxkamadda ayaa waxaa ku sugan guddoomiye Baashi Axmed Yuusuf, xeer-ilaalinta qaranka, qareennada difaacayay eedeysanaha iyo ehellada labada dhinac.
Sayid Cali waxaa horay dil toogasho ah ugu soo xukuntay maxkamadda darajada koowaad iyo midda racfaanka ee gobolka Banaadir.
Halkan hoose ka daawo:-