• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Hay’adda UNICEF oo ka hortimid xukunkii dilka ahaa ee Puntland ku fulisay dhalinyaro lagu helay falal argagixiso – Puntland Put up

admin by admin
August 24, 2024
in Latest News
0
Hay’adda UNICEF oo ka hortimid xukunkii dilka ahaa ee Puntland ku fulisay dhalinyaro lagu helay falal argagixiso – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan taageeridda Carruurta ee UNICEF ayaa ka hortimid dilkii afar dhalinyaro ah oo toddobaadkii hore ay Puntland ku toogatay magaalada Gaalkacyo, ka dib markii Maxkamad Ciidan ku xukuntay in ay ka mid ahaayeen kooxda Alshabaab.

Hay’adda UNICEF waxa ay sheegtey in Puntland ay jebisey xeerarka ilaalinta carruurta oo ay xukunno dil ah ku fulisay carruur aan gaarin oo da’doodu ka yar tahay 18 jir islamarkaana u adeegsatay Maxkamad Ciidan, taasi oo hay’addu ku tilmaantay arrin qaldan.

“Carruurta xiriirka la leh kooxaha hubeysan waa in lavatory arkaa dhibanayaal u baahan ilaalin iyo dib u dhaqan-celin waana in la ilaaliyaa xuquudooda lana jabin shuruucda caalamiga ah ee Soomaaliya saxiixday” ayaa lagu yiri qoraal ay soo saartay UNICEF

Dilka toogashada ah ee Puntland fulisay ayaa yimi ka dib markii dhawaan ay xabsi ku yaalla Gaalkacyo ka baxsadeen rag eedaysanayaal oo lavatory haysto Shabaab taasi oo keentay in dil toogasho ah lagu fuliyo 10 xubnood oo kale.

Xafiiska difaacaha Xuquuqda Insaanka Puntland ayaa horay uga digay xukuumadda Puntland ay xukunnada dilka ah ku fuliso carruurta aan weli qaan-gaarin ee xiriirka la leh kooxaha hubaysan.

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media





Source_link

Tags: ahaaargagixisodhalinyarodilkafalalfulisayHayaddahelayhortimidlaguPostPuntlandUNICEFxukunkii
Previous Post

Governor Madaale Visits Safety Forces In a present of assist and appreciation – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Toos: Maxkamadda Sare oo guda gashay kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

admin

admin

Related Posts

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 25, 2025
NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Next Post
Toos: Maxkamadda Sare oo guda gashay kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

Toos: Maxkamadda Sare oo guda gashay kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey xeerka ururada iyo xisbiyadda siyaasadda

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey xeerka ururada iyo xisbiyadda siyaasadda

November 20, 2024
Xukuumadda Madaxweyne Deni oo qiratay in ay qeyb ka tahay colaadda Somaliland iyo SSC-khaatumo – Puntland Submit

Xukuumadda Madaxweyne Deni oo qiratay in ay qeyb ka tahay colaadda Somaliland iyo SSC-khaatumo – Puntland Submit

April 21, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.