• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Maxay ka dhigan tahay tallaabada ay qaaday xukuumadda Ra’iisul wasaare Xamza?

admin by admin
August 22, 2024
in Latest News
0
Somali PM Hamza Abdi Barre appoints Dr Hodan as Senior Advisor
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo lagu tilmaamo nin aad u dabacsan (jilicsan) ayaa qaaday mid kamid ah tallaabooyinkiisii ugu waa waynaa ee ku aadan howlaha horyaalla xukuumaddiisa, waxaana xalay Golaha Wasiirada oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ay soo farogeliyeen xiisadda ka taagan Muqdisho ee ka dhalatay arrimaha canshuuraha oo cabasho ay ka keeneen shacabka iyo ganacsatada Soomaaliyeed, kadib markii lasoo rogay canshuurta iibka oo todobaadkan dhaqan-gashay.

 

Shirka ay yeesheen golaha wasiirada ayaa waxaa laga soo saaray Qaraar muhiim ah oo lagu mamnuucay in dakhli dowladeed lagu shubo Koonto Bangi ee aan ahayn Khasnadda Mideysan (TSA).

Sidoo kale golaha ayaa ku caddeeyay qaraakooda in wasaaradda maaliyadda oo kaliya ay u xil-saaran tahay ururinta, maareynta iyo la socodka dhammaan noocyada kala duwan ee dakhliga Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida ku cad qodobka 8(2) ee Sharciga Maaraynta Maaliyadda Guud, 2019.

Arrintan ayaa caqabad wayn ku noqoneysa shaqsiyaad iyo shirkado gaar ah oo markii hore ku lug lahaa howlaha canshuuraha ee magaalada Muqdisho, madaama ay jiraan shirkado qandaraasyo waa wayn kula jira dowladda, isla markaana qabta shaqooyinkii looga baahnaa hay’adaha dowladda.

Qaraarka cusub ee golaha wasiirada ayaa hadda dhammaan soo af-meeray howlahaasi, waxaana la faray in Dib-u-eegis lagu sameeyo Heshiisyada iyo Qandaraayadda aan waafaqsanyn Sharciga Maaraynta Maaliyadda Guud, 2019 iyo Sharciga Iibka ee Qaranka 2016.

“Dhammaan heshiisyada caalamiga ah ee saamaynta maaliyadeed leh ee Dawladda Federaalka Soomaaliya kula jirto shirkadaha shisheeye waa in dib u eegis lagu sameeyo lana waafajiyo sharicga marka wakhtigoodu dhammaado kahor inta aan la cusboonaysiin” ayaa lagu yiri qodob kamid ah qaraarka ay xalay soo saareen golaha wasiirada Soomaaliya.

Arrintan ayaa noqoneysa mid uu boorka isaga jafayo ra’iisul wasaare Xamza oo todobaadkan xafiiskiisa ku qaabilay ganacsatada magaalada Muqdisho oo u gudbiyay cabashadooda ku aadan lacagaha badan ee canshuurta ah looga qaado, waxayna ku heshiiyeen in marka hore ganacsatada dhaqan-geliyaan canshuurtka iibka oo dhan 5%, halka xukuumaddana ay qaraar kusoo saareyso xallinta cabashada, taasoo xalay la fuliyay.

Arrinta kale ee muujineysa in ra’iisul wasaaraha is kululeynayo ayaa ah in uu muddo dheer hortaagan yahay magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliya oo bathroom wado Jeneraal Asad Cismaan Diyaano oo deegaan ahaan kasoo jeedo Puntland.

Magacaabistan ayaa muddo badan qaadatay, ayada oo Khamiis weliba dib bathroom dhigo in lagu dhawaaqo, sababo la xiriira go’aanka diidmada ee ra’iisul wasaaraha.

Sababaha ugu wayn ayaa lagu macneeyay laba arimood, mida koowaad waa Xamza in ay isku hayb yihiin ninka hadda haya xilka taliyaha Booliska Generaal Sulub Axmed Firin oo ay iskala soo jeedaan Jubbaland, arrinta labaad ayaa ah in Xamza uu ku xumeynayo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo ay siyaasad ahaan isku hayaan, sidaasna uu uga biyo diidayo.

Deni iyo Xamza ayaa iska arkay kursiga ra’iisul wasaaraha oo uu markii hore damac uga jiray madaxweynaha Puntland, laakiin markii uu waayay dhabarka xijiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dowladdiisa, waxaana go’an ilaa iyo hadda xiriirkooda.

Si kastaba, arrimahan oo dil ayaa muujinayo in laba sano kadib dalka uu galayo marxalad cusub oo siyaasadeed iyo kursi kala riixasho, waxaana ugu dambeeyay oo xilkiisa waayay agaasimihii warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya, Cabdulqaadir Cali Dige oo lagu beddalay rug-caddaa Saxaafadeed Cabdiraxmaan Xudeyfi, waxaana mar kasta la filan karaa inay dhacaan isbedallo kale oo waa wayn.



Source_link

You might also like

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Tags: dhiganMaxayqaadayRaiisultahaytallaabadawasaareXamzaxukuumadda
Previous Post

The Las Anod Battle and Geopolitical Uncertainties within the Horn of Africa – Puntland Submit

Next Post

Somalia PM Lays Basis for New Passport Heart in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Next Post
Somalia PM Lays Basis for New Passport Heart in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Somalia PM Lays Basis for New Passport Heart in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia’s ex-PM denied diplomatic passport forward of South Africa journey 

Somalia’s ex-PM denied diplomatic passport forward of South Africa journey 

February 21, 2025
Somalia’s labour unions have a good time debt reduction milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions have a good time debt reduction milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.