• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya – Puntland Submit

admin by admin
August 15, 2024
in Latest News
0
Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in uu maanta u safro magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Madaxweyne Siciid Deni  oo mudda Todobaad ah ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sida wararku sheegayaan maanta diyaarad khaas ah ugu safri doona caasimadda Kenya ee Nairobi.

Madaxweynaha ayaa mudadii uu ku sugnaa magaalada Gaalkacyo, waxa uu magacaabay guddiyo qiimayn ku sameeya xaaladda Gaalkacyo iyo guud ahaan gobolka Mudug, kuwaasi oo uu warbixino kala duwan ka dhegeystay.

Waxa uu sidoo kale shirar la yeeshay mas’uuliyiinta dowladda ee gobolka Mudug iyo degmada Gaalkacyo sidoo kale bulshada oo ay ku jiraan odayaasha iyo waxgaradka.

Dhinaca kale, waxa uu shir gaar ah la yeeshay mas’uuliyiin ka socday Galmudug oo isugu jiray Wasiiro, Saraakiil Ciidan, guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Galmudug Iyo guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug iyo xubno kale.

PUNTLAND POST

You might also like

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future





Source_link

Tags: dalkaKenyamaantaMadaxweynahamagaaladaNairobiPostPuntlandwajahanXarunta
Previous Post

Chief of Nationwide Armed Forces Meets with British Ambassador to Talk about Safety Cooperation – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Ambassador Ali Abdi Conscious Welcomes Protection Deal Between Somalia and Egypt

admin

admin

Related Posts

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
Next Post
Ambassador Ali Abdi Conscious Welcomes Protection Deal Between Somalia and Egypt

Ambassador Ali Abdi Conscious Welcomes Protection Deal Between Somalia and Egypt

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

UN envoy and Puntland President mentioned methods to scale back Somalia’s political tensions

UN envoy and Puntland President mentioned methods to scale back Somalia’s political tensions

April 1, 2024
UAE ambassador and SoDMA chairman talk about assist and resilience initiatives in Somalia – Somali Nationwide Information Company

UAE ambassador and SoDMA chairman talk about assist and resilience initiatives in Somalia – Somali Nationwide Information Company

March 1, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.