• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday dalka Turkiga oo natiijo la’aan ku dhammaaday – Puntland Submit

admin by admin
August 13, 2024
in Latest News
0
Wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday dalka Turkiga oo natiijo la’aan ku dhammaaday – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wada-halladii uu Turkiga dhex-dhexaadinayay ee magaalada Ankara uga socday Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan, sida laga soo xigtay diblomaasiyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Wada-hadalladii labada dhinac ayaa lagu soo warramayaa la isku mari waayay qaabka ay uga laabanayso Itoobiya MOU-gii Somaliland iyo hannaanka lavatory qeexayo helidda marin biyoodka Itoobiya ka raadinayso Soomaaliya.

Sida laga soo xigtay wararka diblomaasiyadeed, dowladda Itoobiya ayaa dalbanaysay in iyaga iyo Soomaaliya ay marka hore heshiis badeed galaan oo Turkigu damaanad ka yahay, halka dowladda Soomaaliya shardi ka dhigtay  in marka hore Itoobiya si cad uga baxdo MOU-gii.

Warar ayaa intaasi ku daraya in aysan jirin wax wada-hadal toos ah oo dhexmaray labada dhinac ee Itoobiya iyo Soomaaliya, islamarkaana ay farriimaha kala gudbinaysay dowladda Turkiga.

Wejiga saddexaad ee Wada-hadalladii labada dhinac ayaa lavatory ballamay in la isugu soo laabto bisha soo socota, iyadoo dowladda Turkigu ku dadaalayso isu soo dhaweynta labada dal.

Dhinaca kale, wefdigii ka socday dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay caawa u socdaalaan dalka Masar oo uu maanta u amba-baxay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

PUNTLAND POST

You might also like

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish





Source_link

Tags: dalkadhammaadayItoobiyaiyolaaannatiijoPostPuntlandsocdaySoomaaliyaTurkigaugaWadahadalladii
Previous Post

10 killed in Israeli bombing of Khan Younis residence – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Wada-hadalladii u socday Soomaaliya iyo Itoobiya oo fashil kusoo dhammaaday

admin

admin

Related Posts

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Next Post
Wada-hadalladii u socday Soomaaliya iyo Itoobiya oo fashil kusoo dhammaaday

Wada-hadalladii u socday Soomaaliya iyo Itoobiya oo fashil kusoo dhammaaday

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Minister of Inside opens a session and evaluate workshop of the Wadajir Framework – Somali Nationwide Information Company

Minister of Inside opens a session and evaluate workshop of the Wadajir Framework – Somali Nationwide Information Company

February 4, 2024
Turkey indicators oil and fuel exploration cope with Somalia

Turkey indicators oil and fuel exploration cope with Somalia

March 7, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media
  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.