• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Is Afgarad ku saabsan Arrimaha La-dagaallanka Musuq Maasuqa – Puntland Put up

admin by admin
August 1, 2024
in Latest News
0
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Is Afgarad ku saabsan Arrimaha La-dagaallanka Musuq Maasuqa – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada iyo Heshiis Is-afgarad oo ku saabsan Iskaashiga Arrimaha la-dagaallanka Musuq-maasuqa ee u dhexeeya hey’adaha kor-joogteynta Soomaaliya iyo Sucuudi Carabiya.

Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu ansixiyey Istaraatiijiyadda Qaran ee 2024-2027 ee ka hortagga iyo la-dagaallanka fikirka xagjirka ah ee rabashadaha wata oo ay Golaha u soo gudbisay Xarunta Qaran ee Tubsan.

Golaha Wasiirrada ayaa dhinaca kale ka dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga Warbixinno ku saabsan amniga guud ee dalka, gaar ahaan xasillinta iyo guulaha laga gaaray xoreynta goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan Khawaarijta.

PUNTLAND POST

You might also like

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: afgaradansixiyayArrimahaGolahaLadagaallankaMaasuqamusuqPostPuntlandsaabsanSoomaaliyaWasiirada
Previous Post

Convention of Somali Students Addresses Risks of Shia Ideology – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Ra’iisul wasaare Xamza oo soo xiray shirka culimada Soomaaliyeed + Sawirro

admin

admin

Related Posts

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Next Post

Ra’iisul wasaare Xamza oo soo xiray shirka culimada Soomaaliyeed + Sawirro

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Saudi Arabia condemns Somalia seashore assault – Somali Nationwide Information Company

Saudi Arabia condemns Somalia seashore assault – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2024
Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

February 24, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.