• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 11, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray xaaladda barakacayaasha ku sugan Xudur

admin by admin
July 20, 2024
in Latest News
0
Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray xaaladda barakacayaasha ku sugan Xudur
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


XUDUR (SMN) –  Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Mahamuud Moallim Abdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo masuuliyiin ka socday Hay’addaha Gargaarka sida IOM, WFP, UNHC, OCHA iyo UNICEF ayaa maanta gaaray Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool.

 

Wafdiga Guddoomiyaha ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay kormeer ku tageen xarumaha ay degganyihiin dadka barakacyaasha ah ee is-beddelka cimilada saameynta ka soo gaartay iyo kuwo khawaarijta ka soo barakicisay degmooyinka Tiyeeklow iyo Rabdhuure, kuwaas oo haatan xaalad aad u adag wajahaya.

Guddoomiyaha iyo masuuliyiinta kale ayaa u kuurgalay xaaladaha dhabta ah ee ka jira kaamamkaan, iyagoo mid mid u xogwareeystay, waxaana ay goob fagaaro ah gargaar ugu qeybiyeen in ka badan 600 oo qoys oo kamid ah qoysaska guddoomiyaha iyo wafdigaan ay booqashada ugu tageen.

Ugu danbeyn, guddoomiyaha ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo dhexmaray SoDMA, Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed, maamulka Bakool iyo hay’adaha Gargaarka waxaana looga hadlay sidii garagar deg-deg ah oo ballaaran lavatory gaarsiin la ahaa shacabka ku tabaalaysan gudaha Xuddur, degmooyinka iyo deegaanada kale ee gobolka Bakool.



Source_link

You might also like

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

Tags: barakacayaashaGuddoomiyahakormeeraySoDMAsuganxaaladdaXudur
Previous Post

Galmudug chief rushes to Mogadishu, briefs US embassy about weapons looted in central Somalia 

Next Post

Commissioner of SoDMA and different UN officers go to IDPs in Bakool area – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
Latest News

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

by admin
May 11, 2025
Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 11, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

by admin
May 11, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

by admin
May 11, 2025
Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish
Latest News

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
Next Post
Commissioner of SoDMA and different UN officers go to IDPs in Bakool area – Somali Nationwide Information Company

Commissioner of SoDMA and different UN officers go to IDPs in Bakool area – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

8 Kenyan cops injured in al-Shabaab assaults in border area

Two folks killed in suspected Kenya Al-Shabaab assault

August 24, 2023
Heading to school? Here is what college students and younger adults have to find out about medical insurance

Heading to school? Here is what college students and younger adults have to find out about medical insurance

May 31, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
  • Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.