• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, May 12, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay Hawlgal ciidan ku soo celinayso Hubkii gacanta u galay Shacabka Caabudwaaq – Puntland Put up

admin by admin
July 16, 2024
in Latest News
0
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay Hawlgal ciidan ku soo celinayso Hubkii gacanta u galay Shacabka Caabudwaaq – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo dalka, ay maalintii shalay oo ay taarkiihdu aheyd 15 ka July gacanta ku dhigeen hub ay kooxo ka ganacsada hubka sharci darada kasoo galiyeen dhinaca Ethiopia ee ku beegan Gobalka Galguduud.

Laamaha Amnigu markay gacanta kusoo dhigeen hubkaas ayaa waxaa jidgooyo udhigay maleeshiyaad hubaysan, taasina waxay sababtay in hubka qaar ka mid ah uu gacanta u galo maleeshiyaadkaas, sida lagu sheegay Battle-murtiyeed ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya.

“Ka ganacsiga hubka sharcidarada ahi waxa ay fursad u tahay Kooxaha Khawaarijta ah
sidaas oo kale waxa ay qayb wayn ku leedahay hurinta colaadaha dhexmara Qabaailka Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri Battle-murtiyeedka.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xuntahay Falkaas foosha xun oo ay ku dhaqaaqeen Maleeshiyaadkaas wadada u galay Ciidanka Qaranka ee ku jiray gudashada waajibaadkooda Qaran, islamarkaana ay ka go’an tahay in hubkaas lagu soo celiyo gacanta dowladda talaabo adagna laga qaado cidkasta oo ku lug lahayd falkaas xadgudubka ah.

“Dowlada Federalka ah waxay odayaasha dhaqanka iyo shacabka deegaanka faraysaa in ay Hay’adaha Amniga kala shaqeeyaan hawlgalada soo celinta hubkaas” ayuu sii raaciyay Battle-murtiyeedkaasi.

PUNTLAND POST

You might also like

Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company

Somali authorities Reopens Dolow Airstrip After Safety Closure

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 





Source_link

Tags: CaabudwaaqcelinaysociidanDowladdagacantagalayhawlgalHubkiiPostPuntlandShacabkasheegtaysooSoomaaliya
Previous Post

Minister of Inside attends the Nationwide Fee for Refugees and IDPs’ 5-12 months Strategic Plan occasion – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s govt appeals for return of weapons looted by clan militias 

admin

admin

Related Posts

Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 12, 2025
Wafdi ay dirtay dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyay gobolka Gedo – XOG
Latest News

Somali authorities Reopens Dolow Airstrip After Safety Closure

by admin
May 12, 2025
Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 
Latest News

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

by admin
May 11, 2025
Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
Latest News

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

by admin
May 11, 2025
Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 11, 2025
Next Post
Somalia’s govt appeals for return of weapons looted by clan militias 

Somalia’s govt appeals for return of weapons looted by clan militias 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia’s president attends joint EAC-SADC summit on addressing DRC battle

Somalia’s president attends joint EAC-SADC summit on addressing DRC battle

February 9, 2025
Minister Farah Sheikh Abdulkadir Highlights Schooling as Somalia’s Prime Precedence at UNGA Sideline Assembly

Minister Farah Sheikh Abdulkadir Highlights Schooling as Somalia’s Prime Precedence at UNGA Sideline Assembly

September 21, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company
  • Somali authorities Reopens Dolow Airstrip After Safety Closure
  • Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.