• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Duqii hore ee magaalada Muqdisho oo u jawaabay wasiirka maaliyadda Soomaaliya

admin by admin
July 15, 2024
in Latest News
0
Duqii hore ee magaalada Muqdisho oo u jawaabay wasiirka maaliyadda Soomaaliya
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






MUQDISHO (SMN) – Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo usoo jawaabay wasiirka maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay arrimo ku aadan canshuurta ay soo kordhisay wasaaradda.

 

Taabit ayaa su’aal ka keenay hadalka wasiirka ee ah inay horay u jiri jirtay canshuurta VAT ee iibka sida EVC iyo Pockets-yada, taas oo hadda la canshuurayo sida uu sheegay wasiirku.

Warrsaxaafadeedka uu soo saaray Taabit ayaa u qornaa sidatan:-

Hadalkii maanta ee Wasiirka Maaliyadda XFS yiri ee ahaa VAT hore ayay u jirtay ayaan rabaa inaan ummadda u caddeeyo.

Xaqiiqo: Hore uma jirin canshuur VAT ee iibka danabeysan sida EVC iyo Walletyada Bangiyada oo laga qaado shacabka iyo ganacsatada Muqdisho. Wasiirka Maaliyadda XFS waxaa laga rabaa in uu caddeeyo 5% VAT ee EVCda iyo Walletyada uu 3 maalin ka hor ku dhawaaqay?

Canshuurta 5% VAT ee EVCda iyo Walletyada Bangiyada ee XFS ku dhawaaqday ee la rabo in lagu waajibiyo shacabka iyo ganacsatada Muqdisho waa mid ah caddaalad-darro, beegsi ku siman shacabka iyo ganacsatada Muqdisho, waana wax aan dastuurka waafaqsaneyn illeen sharcigu wuxuu sharci yahay marka lavatory wada siman yahay oo waajib ku yahay muwaadiniinta oo dhan ee ku nool Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. (Equality underneath the regulation)
Dadka Muqdisho waxay ku jiraan xaalad dhaqaalo xumo aad u liidata oo dadka qaar ayaaba wax ay cunaan haysan, dhaqdhaqaaqa ganacsiga bulshada ayaa xog-ogaal u ah, sidaa darteed culeys kale ma qaadi karaan reer Muqdisho oo aysan Soomaali oo dhan ula sinneyn.



You might also like

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA




Earlier articleTaliyaha Ciidanka Asluubta oo tallaabo qaaaday kadib weerarkii Xabsiga Dhexe




Source_link

Tags: DuqiihorejawaabaymaaliyaddamagaaladaMuqdishoSoomaaliyaWasiirka
Previous Post

EU ‘strongly condemns’ lethal automobile bombing in Somalia’s capital 

Next Post

Somali Nationwide Military eliminates 50 Al-Shabaab terrorists in Galgaduud area – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Next Post
Somali Nationwide Military eliminates 50 Al-Shabaab terrorists in Galgaduud area – Somali Nationwide Information Company

Somali Nationwide Military eliminates 50 Al-Shabaab terrorists in Galgaduud area – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali authorities points report on newest occasions

DF Soomaaliya oo baaq culus kasoo saartay dagaal beeleedka ka socda Galgaduud

June 8, 2024
Somalia Executions Surge in 2023, Amnesty Report Reveals

Somalia Executions Surge in 2023, Amnesty Report Reveals

May 31, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.