• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 11, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Iskaashiga dhinaca Amniga iyo Xasiloonida Badaha – Puntland Publish

admin by admin
July 11, 2024
in Latest News
0
Puntland iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Iskaashiga dhinaca Amniga iyo Xasiloonida Badaha – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Taliyaha Hawlgelinta Ciidamada PMPF Gen. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac oo ay weheliyaan Saraakiisha Sar-sare ee ciidamada PMPF ayaa kulan kula qaatay Boosaaso Madaxa Hawlgallada Rayidka ka ah ee Midawga Yurub Mr. Stefano Tomat oo uu weheliyo Madaxa EUCAP Somalia Mr. Kęstutis Lančinskas.

Kulanka oo ka qabsoomay Xarunta Hawlgallada iyo la socoshada dhaqdhaqaaqyada Badaha ee PMPF (MOC) ayaa looga wadahadlay xoojinta Wadashaqaynta labada dhinac, sare u qaadidda hawlgallada EUCAP Soomaaliya ay ka fuliyaan dalka, gaar ahaan Puntland iyo dardargelinta iskaashiga Tababarada socda ee lagu tayaynaayo ciidamada PMPF, wadaagista xogta falalka Amidaro ee ka dhaca badaha iyo in la iska-kaashado waxkasta oo liddi ku ah amniga, qaanuunka iyo xasiloonida Badaha dalka iyo kuwa Caalamiga ah sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay PMPF.

Dhinaca kale, Taliska Guud ee ciidamada PMPF ayaa ku adkeeyey Weftiga Midawga Yurub iyo kuwa EUCAP Somalia in sare bathroom qaado Hawlgallada ay ka fuliyaan dalka, islamarkaana lagu saleeyo qorshayaasha hortebinta leh ee lagu horumarinaayo Amniga Soomaaliya, gaar ahaan Puntland, kuwaas oo ah tababarada ciidamada iyo qalabayntooda, taasi oo muhiim u ah in guul wadajira laga gaaro yoolasha midaysan ee wadashaqaynta labada dhinac.

PUNTLAND POST

You might also like

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: amnigaBadahadhinacaIskaashigaiyoMidowgaPostPuntlandwadahadlayXasiloonidaYurub
Previous Post

A Examine Tour in Turkey and the Promise of Public-Non-public Partnerships in Somalia – Somali Nationwide Information Company

Next Post

US denies stories that its HOA envoy praised Somaliland-Ethiopia MoU 

admin

admin

Related Posts

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 
Latest News

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

by admin
May 11, 2025
Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
Latest News

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

by admin
May 11, 2025
Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 11, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

by admin
May 11, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

by admin
May 11, 2025
Next Post
US denies stories that its HOA envoy praised Somaliland-Ethiopia MoU 

US denies stories that its HOA envoy praised Somaliland-Ethiopia MoU 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

SoDMA fingers over $375,000 to Madina Basic Hospital – Somali Nationwide Information Company

SoDMA fingers over $375,000 to Madina Basic Hospital – Somali Nationwide Information Company

September 27, 2023
US citizen, Somali convicted in journalist’s hostage-taking

US citizen, Somali convicted in journalist’s hostage-taking

June 1, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 
  • Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
  • Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.