• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, May 12, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday Masaajidka Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad – Puntland Put up

admin by admin
July 10, 2024
in Latest News
0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday Masaajidka Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmay maamulka iyo culimada masaajidka gacanta ku haya, wuxuuna uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee isaga iyo wafdigiisa bathroom sameeyay, iyadoo lagu soo wareejiyay afarta qaybood ee masaajidku ka kooban yahay oo lagu baran jiray afarta madhab ee Xanafiya, Shaaficiya, Maalikiya iyo Xambaliya.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa dul istaagay taariikhda iyo muhiimadda Masaajidka Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani, oo sanad walba Muslimiin badan oo caalamka Islaamka ka socda ay soo booqdaan, Waxa uu sheegay in Shiikhu ahaa caalim Sunni ah oo diinta Islaamka faafiyay, una horseeday dad badan inay raacaan jidka xaqa ah.

Culimmada Masaajidka Shiikh Jeylaani ee Baqdaad ayaa uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Booqashadiisa, waxayna ugu duceeyeen shacabka Soomaaliyeed nabad iyo horumar.

PUNTLAND POST

You might also like

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: BaqdaadbooqdayCabdulqaadirJeylaanimagaaladaMasaajidkaPostPuntlandRaiisulShiikhSoomaaliyaWasaaraha
Previous Post

Commander of the Nationwide Military meets leaders of the SNA forces in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president wraps up two-day go to to Eritrea 

admin

admin

Related Posts

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 
Latest News

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

by admin
May 11, 2025
Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
Latest News

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

by admin
May 11, 2025
Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 11, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

by admin
May 11, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

by admin
May 11, 2025
Next Post
Somalia’s president wraps up two-day go to to Eritrea 

Somalia’s president wraps up two-day go to to Eritrea 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Liiska xildhibaannada cusub ee Jubbaland oo lagu wareejiyay guddiga doorashada

November 19, 2024
Somali Nationwide Bureau of Statistics publishes 2022 GDP report – Somali Nationwide Information Company

Somali Nationwide Bureau of Statistics publishes 2022 GDP report – Somali Nationwide Information Company

July 4, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 
  • Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
  • Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.