• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo safar rasmi ah ugu baxay dalka Ciraaq – Puntland Publish

admin by admin
July 4, 2024
in Latest News
0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo safar rasmi ah ugu baxay dalka Ciraaq – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalkaasi Jamhuuriyadda Ciraaq.

Qoraal uu soo saaray Xafiiska Xamse Cabdi Barre ayaa lagu sheegay in Ra’iisul wasaaruhu uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Ciraaq, Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani.

“Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo magaalada Baghdad waxa uu kulamo la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq iyo madaxda kale ee dalkaasi” ayaa lagu yiri Qoraalka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Qoraalka ayaa sidoo kale intaasi raaciyay in Kulamada labada dhinac looga wada-hadli doono xoojinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Ciraaq iyo sidii bathroom adkeyn lahaa iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo guud ahaan danaha ay wadaagaan labada waddan.

“Waxay wada hadli doonaan xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ee ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Ciraaq iyo sidii bathroom adkeyn lahaa iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo guud ahaan danaha ay wadaagaan labada waddan” ayuu sii raaciyay Qoraalkaasi.

PUNTLAND POST

You might also like

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA





Source_link

Tags: baxayCiraaqdalkaPostPuntlandRaiisulrasmisafarSoomaaliyauguWasaaraha
Previous Post

President Biden Sends Independence Day Message to Somalia – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s PM departs for state go to to Iraq 

admin

admin

Related Posts

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Next Post
Somalia’s PM departs for state go to to Iraq 

Somalia’s PM departs for state go to to Iraq 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains

Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains

May 13, 2025
Ra’iisul wasaare Xamse iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Shir kaga qayb galaya dalka Koonfur Kuuriya – Puntland Publish

Ra’iisul wasaare Xamse iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Shir kaga qayb galaya dalka Koonfur Kuuriya – Puntland Publish

June 2, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.