• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, May 27, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland iyo Galmudug oo go’aanno hor dhac ah ka soo saaray joojinta dagaal beeleedka galbeedka Mudug – Puntland Put up

admin by admin
June 28, 2024
in Latest News
0
Puntland iyo Galmudug oo go’aanno hor dhac ah ka soo saaray joojinta dagaal beeleedka galbeedka Mudug – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ku yeeshay kulan hordhac ah oo ku saabsan joojinta colaad beeleedda galbeedka Gobolka Mudug.

Mas’uuliyiinta labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay kulankooda uga hadleen sidii deg deg loogu joojin lahaa dagaal beeleedka khasaaraha xooggan sababay ee galbeedka Mudug.

Kulanka ayay mas’uuliyiinta labada dhinac ku go’aamiyeen qodoba hordhac ah oo lagu baajinayo in uu sii socdo dagaalka beelaha ku diriray galbeedka gobolka Mudug.

Go’aannada ka soo baxay kulanka ayaa waxa u horreeya in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo xabbadda islamarkaana labada maamul ee Puntland iyo Galmudug xaqiijiyaan hirgelinta xabbad-joojintaasi.

Waxaa sidoo kale la go’aamiyay in mas’uuliyiinta labada maamul ay si wadajir ah ugu baxaan aagagga maleeshiyaadku isku hor fadhiyaan si bathroom kala raro.

Ugu danbayn in dib bathroom bilaabo wadahalladii islamarkaana sida ugu dhakhsaha badan bathroom fidiyo gogol nabddeed oo la isugu keeno dhinacyada colaaddu dhextaal.

PUNTLAND POST

You might also like

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall





Source_link

Tags: beeleedkadagaaldhacGalbeedkaGalmuduggoaannohoriyojoojintaMudugPostPuntlandsaaraysoo
Previous Post

Somalia Celebrates Djibouti’s Independence Day, Highlighting Sturdy Ties – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Ethiopia PM’s workplace denies reviews suggesting that Addis Ababa is canceling MoU with Somaliland 

admin

admin

Related Posts

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
Latest News

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

by admin
May 27, 2025
Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 27, 2025
SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall
Latest News

SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall

by admin
May 27, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

Somalia’s president begins talks with opposition amid rising worldwide strain 

by admin
May 27, 2025
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabiley Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee degaannada Puntland – Puntland Publish
Latest News

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabiley Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee degaannada Puntland – Puntland Publish

by admin
May 26, 2025
Next Post
Ethiopia PM’s workplace denies reviews suggesting that Addis Ababa is canceling MoU with Somaliland 

Ethiopia PM’s workplace denies reviews suggesting that Addis Ababa is canceling MoU with Somaliland 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Soomaaliya oo walaac ka muujisay xasuuqa Israa’iil ka wado dhulka Falastiiniyiinta kuna baaqday in la joojiyo – Puntland Submit

Soomaaliya oo walaac ka muujisay xasuuqa Israa’iil ka wado dhulka Falastiiniyiinta kuna baaqday in la joojiyo – Puntland Submit

May 30, 2024
Somali Cupboard Declares Jubbaland Elections Unlawful, Orders Authorized Motion – Somali Nationwide Information Company

Somali Cupboard Declares Jubbaland Elections Unlawful, Orders Authorized Motion – Somali Nationwide Information Company

November 25, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
  • Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company
  • SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.