• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Booliska Adduunka ee Interpol oo Booliska Puntland ku wareejiyay eedaysane dil lavatory haysto oo baxsad ahaa – Puntland Put up

admin by admin
June 26, 2024
in Latest News
0
Booliska Adduunka ee Interpol oo Booliska Puntland ku wareejiyay eedaysane dil lavatory haysto oo baxsad ahaa – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta lagu wareejiyay eedaysane lavatory haysto dil hore uga dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayay ku sheegeen in ay maanta la wareegeen oo garoonka diyaaradaha Garoowe laga soo dejiyay eedaysanaha oo baxsad ahaan ugu cararay dalka Kenya.

“Taliska Qaybta booliska Gobolka Nugaal ayaa maanta lawareegay eedeysane baxsad ahaa oo si dhuumaaleysi ah ugu gudbay dalka Kenya,kaas oo maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Magaalada Garowe” ayaa lagu yiri Qoraalka.

Maxamed Cumar Ciise oo ku eedaysan dilka marxuum Axmed Cabdullaahi Maxamud Faarax kaasi oo Garoowe ka dhacay 17 Might 2023 waxaana soo qabashadiisa iska kaashaday Booliska Adduunka ee Interpol iyo ciidanka Booliska Puntland.

“Eedaysane Maxamed Cumar Ciise ayaa ku eedeysan dilka marxmuum Axmed Cabdullaahi Maxamuud Faarax oo 17-05-2023 ka dhacay magaalada Garowe waxaa qabashadiisa iska kaashaday Ciidanka Booliska Aduunka ee Interpol,Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen Mumin Abdi Shire,Laanta Danbi batista CID ee Gobolka Nugaal iyo Eheladda eedaysanaha”.

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa sidoo kale sheegay Maxamed Cumar Ciise oo ku eedaysan dilka marxuum Axmed Cabdullaahi Maxamud Faarax dhawaan la horgeyn doono Maxkamadda Awoodda u leh kiiskiisa.

PUNTLAND POST

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)





Source_link

Tags: AdduunkaahaabaxsadBooliskadileedaysanehaystoInterpollooPostPuntlandwareejiyay
Previous Post

Seven al-Shabaab Terrorists Killed in Joint Operation by Nationwide Armed Forces and Native Residents – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somaliland president says dedicated to the implementation of sea entry cope with Ethiopia 

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
Somaliland president says dedicated to the implementation of sea entry cope with Ethiopia 

Somaliland president says dedicated to the implementation of sea entry cope with Ethiopia 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Xildhibaan Cabdisamad Macallin oo xilka qaadis lagu sameeyay + Sawirro

Xildhibaan Cabdisamad Macallin oo xilka qaadis lagu sameeyay + Sawirro

January 8, 2024
Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay qaraar ay soo gudbiyeen Soomaaliya iyo Uk – Puntland Submit

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay qaraar ay soo gudbiyeen Soomaaliya iyo Uk – Puntland Submit

October 12, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.