• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Cuba oo diiday conflict Mareykanka uu ka soo saaray dhaqaatiir lagu la’yahay Soomaaliya

admin by admin
June 14, 2024
in Latest News
0
Cuba oo diiday conflict Mareykanka uu ka soo saaray dhaqaatiir lagu la’yahay Soomaaliya
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


HAVANA (SMN) – Dowladda Cuba ayaa ugu gacan sayrtay in aysan ku filneyn bayaan ay Mareykaanka dhowaan ka soo saareen xaaladda laba dhaqtar oo Cuban ah oo kooxaha Jihaadiyiinta Soomaaliya ay ka soo afduubteen Kenya shan sano ka hor.

 

Kooxda Al-Shabaab ayaa bishii Febraayo sheegtay in dhaqaatiirtaas oo lagu kala magacaabo Assel Herrera iyo Landy Rodriguez isla bishaas lagu dilay duqeyn ay ciidamada Mareykanka ka fuliyeen magaalada Jilib.

Hase yeeshaa Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee lavatory yaqaan AFRICOM ayaa warbixin u dhowaan soo saaray ku sheegay in dib u qiimeyn lagu sameeyey xogta la hayo lagu go’aamiyey in “in duqeynta Mareykanka uu fuliyey Febraayo 15, 2024 aysan waxyeelo ka soo gaarin rayid.”

Wargeyska ku hadla afka dowladda Cuba ee Granma ayaa maqaal uu qoray Khamiistii ku sheegay in qoraalka AFRICOM “uusan si cad u qeexin dhaqaatiirta Cuba.”

Sidoo kale, wasiirka arrimaha dibedda Cuba, Bruno Rodriguez ayaa qoraal uu Arbacadii soo dhigay barta X ku sheegay in warbixinta Mareykanka “aysan wax cusub soo kordhin,” islamarkaana Havana ay tan iyo April sugeysay “baaritaan ay Cuba si rasmi ah u codsatay oo ku saabsan weerarada AFRICOM” ee meelo kale oo ka mid ah Soomaaliya.

Sheegashada Al-Shabaab ayaan si madax-banaan lavatory xaqiijin karin.

Dhaqaatiirta ayaa ka mid ahaa 100 xubnood oo shaqaale caafimaad oo Cuban ah oo gudaha Kenya uga shaqeynayey heshiis dhex-maray labada dal, markii la qafaashay April 2019.

Cuba ayaa waxaa in badan 50 dal oo caalamka ah ka jooga shaqaale caafimaad oo qeyb ka ah wax ay ugu yeerto “diblomaasiyadda jaakadda cad.”



Source_link

You might also like

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

Tags: CubadhaqaatiirdiidaylagulayahayMareykankasaaraysooSoomaaliyaWar
Previous Post

Cuba seeks extra data from US on docs kidnapped in Kenya 

Next Post

Somalia to Assemble New Airport in Mogadishu to Enhance Aviation Companies – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish
Latest News

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 10, 2025
Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
Next Post
Somalia to Assemble New Airport in Mogadishu to Enhance Aviation Companies – Somali Nationwide Information Company

Somalia to Assemble New Airport in Mogadishu to Enhance Aviation Companies – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali president Hassan Sheikh arrives in Kenya for an official go to

Somali president Hassan Sheikh arrives in Kenya for an official go to

April 11, 2024
Anthony Blinken oo booqasho aan hore bathroom shaacin ku tegay caasimadda Ukraine – Puntland Publish

Anthony Blinken oo booqasho aan hore bathroom shaacin ku tegay caasimadda Ukraine – Puntland Publish

September 6, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish
  • Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.