• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 9, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo ka horyimid in Ciidamada Itoobiya laga saaro Soomaaliya – Puntland Publish

admin by admin
June 4, 2024
in Latest News
0
Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo ka horyimid in Ciidamada Itoobiya laga saaro Soomaaliya – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Mas’uuliyiin ka tirsan Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa ka horyimid Hadal uu dhawaan sheegay La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya kaasi oo ahaa in gebi ahaanba Ciidamada Itoobiya dalka laga saarayo dhammaadka Sannadkan 2024.

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa Jimcihii Warbaahinta ka sheegay in Ciidamada Itoobiya guud ahaan Soomaaliya ka baxayaan dhammaadka sannadka 2024 markaasi oo uu dhammaanayo Wakhtiga Joogitaanka Hawlgalka ATMIS.

Waxaase Tallaabadaasi ka horyimid Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Xasan Cabdiqaadir Maxamed kuwaasi oo labaduba sheegay in haddii Ciidamada Itoobiya dalka laga saaro taasi fursad siinayso kooxaha Al-shabaab in ay dib u qabsadaan dhulka ay ka baxaan Ciidamada Itoobiya.

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Xasan Cabdiqaadir Maxamed ayaa sidoo kale sheegay in haddii la saarayo Ciidamada Itoobiya ay u baahan tahay in Wada tashi laga yeesho islamarkaana aysan cid gaar ah go’aankeeda ku bixi karin sida ay labadaasi mas’uul ka soo xigtay VOA-da.

“Waxaa kaliya oo ka faa’iidaya waa khawaarajta, mana ahan arrin la isku raaci karo dadka wax wada leh” ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan halka Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Xasan Cabdiqaadir Maxamed uu yiri” Haddii hadda dalka ciidankaas laga wada saarayana waxay u baahatan yahay in laga tashto oo cid keliya aysan go’aan ka gaari karin. Koonfur Galbeedna means ku faraxsan tahay inay Itoobiya sii joogto”.

PUNTLAND POST

You might also like

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company

Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab





Source_link

Tags: CiidamadaGalbeedhoryimidItoobiyaiyoJubalandKoonfurlagaPostPuntlandsaaroSoomaaliya
Previous Post

International Affairs Minister leads delegation to UN Normal Meeting for Safety Council Elections – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s federal, regional leaders agreed on holding onto energy past time period: opposition chief

admin

admin

Related Posts

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company
Latest News

IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 8, 2025
Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab
Latest News

Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab

by admin
May 8, 2025
Somalia’s ex-president accuses incumbent of dismantling political council for private acquire
Latest News

Somalia’s ex-president accuses incumbent of dismantling political council for private acquire

by admin
May 8, 2025
Puntland oo maalgelinaysa hal-abuurka ganacsi ee Haweenka iyo dhalinyarada – Puntland Put up
Latest News

Puntland oo maalgelinaysa hal-abuurka ganacsi ee Haweenka iyo dhalinyarada – Puntland Put up

by admin
May 8, 2025
Next Post
Somalia’s Nationwide Consultative Council endorses adjustments in structure  

Somalia's federal, regional leaders agreed on holding onto energy past time period: opposition chief

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

ATMIS, UN decide to bringing lasting peace to Somalia

ATMIS, UN decide to bringing lasting peace to Somalia

April 12, 2024
Somali Authorities Condemns Terrorist Assault at ATMIS Base in Buulo-mareer – Somali Nationwide Information Company

Somali Authorities Condemns Terrorist Assault at ATMIS Base in Buulo-mareer – Somali Nationwide Information Company

May 27, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
  • IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company
  • Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.