• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Mareykanka oo iska fogeeyay howlgal ka dhacay buuraha Calmadow ee Puntland – Puntland Submit

admin by admin
May 29, 2024
in Latest News
0
Mareykanka oo iska fogeeyay howlgal ka dhacay buuraha Calmadow ee Puntland – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee bathroom yaqaano AFRICOM ayaa sheegay in uusan ku lug la hayn howlgal dowladda Soomaaliya sheegtay in uu ka dhacay buuraha Calmadow ee Puntland.

Taliska AFRICOM ayaa warkan ugu sheegay farriin qoraal ah idaacada codka Mareykanka ee VOA oo wax ka weydiisay howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka dhacay buuraha Calmadow.

Wasaaradda warfaafinta dawladda federaalka Soomaaliya ayaa 26-kii bishan sheegtay in howlgal ay iska kaashadeen ciidanka qaranka iyo saaxiibada caalamka lagu bar-tilmaameedsaday xero ay Al-shabaab isku aruursanayeen oo ku taalla buuraha Calmadow ee Puntland.

Balse maalintii xigtay wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa sheegtay in aysan jirin ciidan ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo howlgal ka fuliyay Puntland.

Puntland ma xaqiijin jiritaanka ama jiritaan la’aanta howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ka dhacay buuraha Calmadow, balse warar madax bannaan ayaa sheegay in la maqlay qaraxyo.

Mareykanka oo kaliya ayaa markii hore dowladda Soomaaliya ka taageeri jiray howlgallada dhanka cirka ah ee lagu dagaalamo Al-shabaab, balse tan iyo dhammaadkii sanadkii hore waxaa ku soo biiray Turkiga, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, hadana ah wasiirka arrimaha dibada Axmed Macallin Fiqi oo bishii September ee sanadkii hore wareysi siiyay telefishinka Common ayaa xaqiijiyay in dagaalka cirka ah ee ka dhanka ah Al-shabaab ay ku soo biireen diyaaradaha Turkiga oo isku jira kuwo sirdoon iyo kuwo duqeyn intaba.

PUNTLAND POST

You might also like

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up





Source_link

Tags: buurahaCalmadowdhacayfogeeyayHowlgaliskaMareykankaPostPuntland
Previous Post

President Hassan Sheikh receives the Performing UN Particular Consultant – Somali Nationwide Information Company

Next Post

US navy denies conducting airstrike close to Bosaso city in Somalia 

admin

admin

Related Posts

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Next Post
US navy denies conducting airstrike close to Bosaso city in Somalia 

US navy denies conducting airstrike close to Bosaso city in Somalia 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

DF oo lagu warejiyay Gaadiidka Gaashaaman ee dagaalka iyo agab Ciidan

DF oo lagu warejiyay Gaadiidka Gaashaaman ee dagaalka iyo agab Ciidan

March 28, 2025
Somalia secures $4.5 billion debt reduction cope with worldwide collectors

Somalia secures $4.5 billion debt reduction cope with worldwide collectors

December 15, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
  • Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.