• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Diyaarad Drone ah oo ku dhacday deegaan hoostaga gobolka Sool

admin by admin
May 3, 2024
in Latest News
0
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


TALEEX (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyig Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay diyaarad nooca Drone-ka ah ay ku dhacday qaybo kamid ah gobolkaasi.

 

Diyaaradda oo ah nooca aan duuliyaha lahayn ayaa lasoo wariyay inay xalay ku dhacay deegaanka Kalcad oo wax yar u jira degmada Taleex ee gobolkaasi.

Laamaha amniga iyo maamulka degmada ayaa tegay aagga ay diyaaradda kusoo dhacday, kuwaas oo haatan wada baaritaano dheeraad ah oo ku aadan diyaaraddaasi.

Sidoo kale dadka deegaanka ayaa arrintaan walaac ka muujiyay, kuwaas oo sheegay inay cabsi dareemeen, maadaama arrintan ay tahay wax ku cusub deegaanka.

Dhinac kale waa diyaaraddan la xiriirinayaa xiisadda dagaal ee ka taagan bariga dhexe, taas oo la rumeysan yahay inay saameyn ku yeelan karto adduunka, maadaama dhaq-dhaqaaqyada milatari ay haatan kasii darayaan.

Soomaaliya ayaa weli u nugul khatarta, maadaama ay sii muuqdaan raadadkii ay ku reebeen dagaalladii sokeeye ee muddada dheer ragaadiyay dalkeenna.



Source_link

You might also like

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Previous Post

Somalia’s cupboard approves judicial cooperation settlement with Turkey

Next Post

Mogadishu College’s Dedication to Journalism and Environmental Stewardship – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Next Post
Mogadishu College’s Dedication to Journalism and Environmental Stewardship – Somali Nationwide Information Company

Mogadishu College’s Dedication to Journalism and Environmental Stewardship – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia Receives Armored Autos and Navy Provides from AU – Somali Nationwide Information Company

Somalia Receives Armored Autos and Navy Provides from AU – Somali Nationwide Information Company

March 28, 2025
Somalia and Serbia Signal Historic Safety Settlement – Somali Nationwide Information Company

Somalia and Serbia Signal Historic Safety Settlement – Somali Nationwide Information Company

November 28, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
  • Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.