• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Soomaaliya oo lavatory tababaray ciidan ilaaliya Badda – Puntland Put up

admin by admin
May 1, 2024
in Latest News
0
Soomaaliya oo lavatory tababaray ciidan ilaaliya Badda – Puntland Put up
585
SHARES
3.3k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka qaybgalay dhoolatus ay soo bandhigeen ciidan ay Midowga Yurub u tababareen ilaalada xeebaha Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Xamse kula kulmay markab ka tirsan kuwa Midowga Yurub ee howlgalka Atalanta saraakiil ka tirsan kuwa Midowga Yurub oo uu ku boggaadiyay doorkooda dib u dhiska ciidanka ilaalada xeebaha Soomaaliya iyo howlgalka Atalanta.

Midowga Yurub ayaa hadda sare u qaaday howlgalkooda Atalanta iyo dhaqdhaqaaqooda xeebaha Soomaaliya ee soo bilowday 2008, kaddib markii xeebaha Soomaaliya ay ka dhaceen howlgallo ay kooxo Soomaali ah ku soo qafaasheen maraakiibta ganacsiga.

Laakin howlgalkan oo sannad walba muddo kordhin helayay ayaa markan cadaadis kala kulmaya Turkiga oo heshiis gaar ah la gaaray Soomaaliya kaasoo uu ku qabanayo shaqadii ay Midowga Yurub ku joogeen xeebaha Soomaaliya.

Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya oo soconaya muddo 10 sanno ah ayaan laga soo dhaweyn Midowga Yurub tana waa sababta ku qasbaysa inay dib u hagaajiyaan iskaashigooda Soomaaliya sida ay qabaan khubarada ka faaloota arimahan.

PUNTLAND POST

You might also like

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future





Source_link

Tags: baddaciidanilaaliyalooPostPuntlandSoomaaliyatababaray
Previous Post

Doha Declaration Upholds Somalia’s Territorial Integrity and Rejects Ethiopia-Somaliland Settlement – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Arab Financial and Cooperation Discussion board condemns Ethiopia-Somaliland MoU

admin

admin

Related Posts

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
Next Post
Arab Financial and Cooperation Discussion board condemns Ethiopia-Somaliland MoU

Arab Financial and Cooperation Discussion board condemns Ethiopia-Somaliland MoU

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Mareykanka oo ka walaacsan awoodda kordheyso ee Daacishta Soomaaliya

Mareykanka oo ka walaacsan awoodda kordheyso ee Daacishta Soomaaliya

October 1, 2024
Somali president urges ladies to play their position within the struggle in opposition to Al-Shabaab

Somali president urges ladies to play their position within the struggle in opposition to Al-Shabaab

August 24, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.