Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa saaka magacaabay xubno ka tirsan golihiisa wasiirada.
Ra’iisul wasaare Xamse ayaa wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah u magacaabay Axmed Macallin Fiqi.
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayuu sidoo kale ra’iisul wasaaruhu u magacabay xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh.
Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaan ayaa bathroom magacaabay wasiirka amniga gudaha, halka Cabdullaahi Bidhaan Warsame uu noqday wasiirka wasaarada tamarta iyo biyaha.
Maxamed Aadan Macallin ayaa isna bathroom magacaabay wasiirka wasaaradda boostada, is-gaarsiinta iyo tiknoolojiyadda, halka Axmed Cumar Maxamed uu noqday wasiiru-dowlaha is-bedelka cimilada.
PUNTLAND POST