• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ergeyga Qaramada Midoobey oo sheegtay in dowlad dhiska Soomaaliya halis ku jiro haddaan Puntland laga qayb gelin – Puntland Submit

admin by admin
April 1, 2024
in Latest News
0
Ergeyga Qaramada Midoobey oo sheegtay in dowlad dhiska Soomaaliya halis ku jiro haddaan Puntland laga qayb gelin – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catrain Laing ayaa sheegtay in Mustaqbalka Soomaaliya uu halis ku jiro, haddii aan Puntland si buuxda looga qayb gelin Hannaanka dowlad dhiska dalka.

“Mustaqbalka Soomaaliya ayaa miiska saaran. Dalka, oo wax badan qabsan karo ayaan horey u sii socon karin haddii aysan Puntland si buuxda oo lavatory dhan yahay uga qaybgelin” ayay tiri marwo Catrain Laing oo Warbaahinta la hadashay kadib Shir ay Garoowe kula yeelatay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni.

“Waxaa aad i farxad geliyay in aan madaxweynaha ka maqley in ay ka go’an tahay in uu isku dayayo in arrintan si un looga gudbo si lavatory xaqiijiyo in uu sii socdo wada-xaajoodka uu la yeelanayo dowladda federaalka si lavatory xaqiijiyo in la helo hannaan lavatory dhan yahay oo dalka oo dhan u wada dhan yihiin si lavatory xaqiijiyo in marka dambe la helo Dastuur heer federaal ah oo qeexaya isla-markaanna xaqiijinaya mid kastoo ka mid ah dowlad-goboleedyada in ay maamul-hoosaadkooda leeyihiin oo ay qaybtooda ka qaadan karaan” ayay sii raacisay Catrain Laing oo ka warbixinaysay Shirkii ay la qaadatay Madaxweyne Deni.

Ms. Laing ayaa sidoo kale u xaqiijisay in ay Qaramada Midoobey ka go’an tahay la shaqeynta iyo taageeridda dowladda iyo shacabka Puntland “Madaxweyne Deni waad ku mahadsan tahay in aad diyaar u tahay sidii xal loogu heli lahaa ismari-waaga hadda taagan. Annagana, ka QM ahaan, anigoo adeegsanaya xafiiskeyga,waxaan halkan u joognaa in arrintan si un looga gudbo”.

Halkan ka akhriso Khudbadda Catrain Laing oo Af-Soomaali ah

PUNTLAND POST

You might also like

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future





Source_link

Tags: dhiskadowladErgeygagelinhaddaanhalisjirolagaMidoobeyPostPuntlandQaramadaqaybsheegtaySoomaaliya
Previous Post

Somalia’s worldwide companions commend the progress on finalising the Structure – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s Puntland state declares autonomy, withdraws recognition of federal govt

admin

admin

Related Posts

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
Next Post
Somali leaders congratulate Puntland president on reelection

Somalia’s Puntland state declares autonomy, withdraws recognition of federal govt

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia PM arrives in Kismayo to examine flood injury

Somalia PM arrives in Kismayo to examine flood injury

November 27, 2023
Somali President vows to finish Structure at Puntland inauguration – Somali Nationwide Information Company

Somali President vows to finish Structure at Puntland inauguration – Somali Nationwide Information Company

January 26, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.