• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, May 27, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit

admin by admin
March 26, 2024
in Latest News
0
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Puntland oo soo saartay Conflict-saxaafadeed ka kooban laba bathroom ayaa si cad u sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin, una hoggaansami doonin, kuna dhaqmi doonin wax ka bedelka kasta oo qaab aan heshiis lagu hayn loogu sameeyo Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.

“Haddii la meel mariyo isku dayga samaynta Dastuur cusub Dowladda Puntland uma hogaansami doonto mana aqoonsan doonto, kuna dhaqmi doonto wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo dastuurka dalka oo aan heshiis lagu wada ahayn”.

“Baarlamaanka Soomaaliya awood iyo sharciyad midna umalaha samaynta dastuur cusub, waxaa dhammaystirka u baahan waa qodobo kooban oo kali ah, saxna ma ah in dastuurka dalka oo dhan la beddalo muranna la geliyo wixii umaddu ku heshiisay” ayaa lagu yiri Conflict-saxaafadeedka ka soo baxay Puntland.

Dowladda Puntland ayaa sidoo kale uga digtay Madaxweynaha Soomaaliya in uu sii wado dedaalka kaligiis ah ee qorista Dastuurka cusub fursadna la siiyo wada hadallo lagu illaalinayo midnimada dalka iyo badbaadinta hannaanta Federaalka ah iyo Dastuurka kumeel-gaarka ah ee heshiiska lagu yahay.

“Dowladda Puntland waxay uga digaysaa Madaxweynaha Soomaaliya in uu sii wado dedaalka kaligiis ah ee qorista Dastuurka cusub fursadna la siiyo wada hadalo lagu illaalinayo midnimada dalka iyo badbaadinta hannaanta Federaalka ah iyo Dastuurka kumeel-gaarka ah ee heshiiska lagu yahay” ayuu sii raaciyay Conflict-saxaafadeedka.

Halkan ka akhriso Conflict-saxaafadeedka oo dhan

PUNTLAND POST

You might also like

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall





Source_link

Tags: ahaanbaaqoonsanaysanbeddeldastuurkadooningebikastalaguPostPuntlandsameeyosheegtaySoomaaliyawax
Previous Post

Somalia’s Parliamentary Secretary Takes the Stage at International Convention in Geneva – Somali Nationwide Information Company

Next Post

An explosion close to a police station in northern Kenya has killed 4 folks, together with 3 officers

admin

admin

Related Posts

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
Latest News

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

by admin
May 27, 2025
Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 27, 2025
SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall
Latest News

SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall

by admin
May 27, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

Somalia’s president begins talks with opposition amid rising worldwide strain 

by admin
May 27, 2025
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabiley Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee degaannada Puntland – Puntland Publish
Latest News

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabiley Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee degaannada Puntland – Puntland Publish

by admin
May 26, 2025
Next Post
An explosion close to a police station in northern Kenya has killed 4 folks, together with 3 officers

An explosion close to a police station in northern Kenya has killed 4 folks, together with 3 officers

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

May 11, 2025
The UK’s Responsibility to Problem Ethiopia’s Unlawful MoU with Somaliland Administration – Puntland Publish

The UK’s Responsibility to Problem Ethiopia’s Unlawful MoU with Somaliland Administration – Puntland Publish

September 16, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
  • Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company
  • SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.