• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, May 26, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

DF oo gacanta kusoo dhigtay shabakaddii ka dambeysay weerarkii Hotelka SYL

admin by admin
March 24, 2024
in Latest News
0
DF oo gacanta kusoo dhigtay shabakaddii ka dambeysay weerarkii Hotelka SYL
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






MUQDISHO (SMN) – Hay’adaha ammaanka ee dowladda oo gacanta ku haya galbaariseedka weerarkii nafla caariga ahaa ee Khawaarijta ay ka gaysteen Lodge SYL ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen 16 eedeysane oo ku lug lahaa weerarkaas.

 

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa ku guulaysatay in ay soo qabato Abdinasir Daahir Nuur oo ahaa shaqsigii suurta-galiyay in magaalada ay soo galaan Gawaarida falka argagixiso lagu gaystay.

Sidoo kale dadka la qabtay waxaa ka mid ah ilaa iyo Afar eedeysane oo ku diiwaan gashan milkiyadda labada Gaari ee Khawaarijtu u adeegsatay weerarka Hotelka SYL.

Waxaa kale oo baaris ay ku socotaa Shan xubnood oo ka tirsan ciidanka ammaanka dowladda kuwaas oo ka shaqaynayay baraha baaris ee Khawaarijtu ay ka soo gudbeen.

Shacabka Soomaaliyeed waxaa lala wadaagi doonaa caddaymo dhammaystiran kuwaas oo muujinaya dhagarta Shabakaddan Khawaarijta ah iyo gungaarka hay’adaha baarista.

Dhammaan Shabakadda Khawaarijta ah ee la qabtay iyo eedeysaneyaasha kale ee lavatory haysto kiiskan waxaa lavatory gudbin doonaa Maxkamadda shaqada ku leh, waxaana ay hortagi doonaan cadaaladda.
-Dhammaad-



You might also like

Somalia’s authorities warns in opposition to armed escorts for opposition leaders in Mogadishu 

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company




Earlier articleMadaxweynayaashii hore oo conflict kasoo saaray shirkoodii Garoowe




Source_link

Tags: dambeysaydhigtaygacantaHotelkakusooshabakaddiiSYLweerarkii
Previous Post

High commander amongst troopers killed as insurgents assault base close to Somalia’s capital

Next Post

Somali Catastrophe Administration Commissioner Receives Heat Welcome in London – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somalia’s safety forces accused of beatings throughout raid on Ladies’s Affiliation HQs 
Latest News

Somalia’s authorities warns in opposition to armed escorts for opposition leaders in Mogadishu 

by admin
May 26, 2025
Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up
Latest News

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up

by admin
May 25, 2025
Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 25, 2025
NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Next Post
Somali Catastrophe Administration Commissioner Receives Heat Welcome in London – Somali Nationwide Information Company

Somali Catastrophe Administration Commissioner Receives Heat Welcome in London – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Growth and Politics Collide in Somalia’s Galkayo-Xarfo Street Venture – Puntland Put up

Growth and Politics Collide in Somalia’s Galkayo-Xarfo Street Venture – Puntland Put up

August 6, 2024
Dowladda Puntland oo Aqoonsigii iyo Kalsoonidii kala laabatay dowladda Soomaaliya – Puntland Publish

Dowladda Puntland oo Aqoonsigii iyo Kalsoonidii kala laabatay dowladda Soomaaliya – Puntland Publish

March 31, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s authorities warns in opposition to armed escorts for opposition leaders in Mogadishu 
  • Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up
  • Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.