• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay Qaraarka Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Islaam Nacaybka – Puntland Submit

admin by admin
March 18, 2024
in Latest News
0
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay Qaraarka Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Islaam Nacaybka – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku ansixiyey qaraarka oggolaanaya La-Dagaalanka Islaam Nacaybka, iyo magacaabista ergay gaar ah oo Xoghayaha Guud ee Qaramad Midoobay u qaabilsan inuu ka shaqeeyo La-dagaalanka Islaam Nacaybka.

Battle saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arirmaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay tahay mid muhiim ah oo hoosta ka xarriiqaysa in dunida si wadajir ah ula dagaalanto nacaybka iyo cadaawadda ka dhanka ah bulshooyinka Islaamka.

Soomaaliya ayaa sheegtay inay garawsan tahay doorka muhiimka ah ee ergaygaasi uu ka qaadan doono ilaalinta xuquuqda iyo sharafta mujtamaca Muslimiinta ah iyo horumarinta mabaadii’da sinnaanka iyo caddaaladda ee fagaarayaasha caalamka.

Golaha Guud ee Qaramada Midobay ayaa Jimcihii u codeeyey go’aankaas oo ay oggolaadeen 115 waddan oo ka mid ah Qaramada Midoobay halka ay ka aamuseen 44 xubnood, iyadoo aysan jirin cid kaoso horjeesatay.

Golaha Guud ee Qaramada Midiibay ayaa dhalleeceeyey hurinta faquuqa, cadaawadda ama gacan ka hadal ka dhan ah Muslimiinta sida laga arkay dhacdooyin meel looga dhacay laguna gubay kitraabka Qur’aanka kariimka ah, weerarrada masaajidda, nacaybka iyo ficillo kale.

PUNTLAND POST

You might also like

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 





Source_link

Tags: dhoweysayDowladdaIslaamLadagaallankaMidoobayNacaybkaPostPuntlandQaraarkaQaramadasooSoomaaliya
Previous Post

Prime Minister Hamza chairs a gathering discussing safety state of affairs of the nation – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Fertilizer Ban in Somalia – The Somalia Investor Journal

admin

admin

Related Posts

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 10, 2025
Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
Next Post
Fertilizer Ban in Somalia – The Somalia Investor Journal

Fertilizer Ban in Somalia – The Somalia Investor Journal

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Suudaan oo dalbatay in la xiro Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobay ee dalkeeda – Puntland Submit

Suudaan oo dalbatay in la xiro Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobay ee dalkeeda – Puntland Submit

November 17, 2023
Created through the pandemic, MPS’s On-line College remains to be going robust after three years

Created through the pandemic, MPS’s On-line College remains to be going robust after three years

June 13, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
  • U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.