• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 28, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan oo guddoomiyey shir ku saaban amniga dalka + Sawirro

admin by admin
March 14, 2024
in Latest News
0
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlgallada xoreynta dalka waxa uu kula qaatay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Saraakiisha hoggaaminaya howlgallada,Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda JFS.

 

Madaxweynaha ayaa bogaadiyey naf-hurnimada geesiyaasha Soomaaliyeed ee u istaagay xoreyta deegaannada ay argagixisadu kaga harsan yihiin dalka, waxa uuna xusay in si adag la isugula xisaabtamayo arrimaha la xiriira dagaalkan, maadaama uu aasaas u yahay jiritaanka dowladnimada Soomaaliya.

“Mar walba cadowga waa la jabiyaa. Markaan waxaan rabnaa in aysan dib u soo laaban khawaarijta deegaannnada lagu jabiyo, waxaan dooneynaa in cadowga goobaha laga saaro la hubiyo si aysan dib ugu soo noqon”.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in dowladda ay ka go’an tahay ciribtirka argagixisada, dadaalladdii looga miro dhalin lahaana ay bud dhig u yihiin hoggaan wanaagga Saraakiisha hurmuudka u ah howlgallada, waxa uuna sheegay in iskaashiga iyo la shaqeynta shacabka ay door weyn ka qaadaneyso dagaalka dalka lagu xoreynayo iyo sugida amniga caasimada iyo deegaanada ku hareeraysan.

 



Source_link

You might also like

Somalia’s ex-president accuses govt of coercion in controversial voter registration drive 

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

Previous Post

US embassy in Somalia requires ‘inclusive’ constitutional evaluation

Next Post

Somalia Advances Media Reform with Nationwide Media Council Appointment – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somalia’s opposition pressured to fulfill in properties as authorities bans lodge gatherings: chief 
Latest News

Somalia’s ex-president accuses govt of coercion in controversial voter registration drive 

by admin
May 27, 2025
Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
Latest News

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

by admin
May 27, 2025
Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 27, 2025
SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall
Latest News

SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall

by admin
May 27, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

Somalia’s president begins talks with opposition amid rising worldwide strain 

by admin
May 27, 2025
Next Post
Somalia Advances Media Reform with Nationwide Media Council Appointment – Somali Nationwide Information Company

Somalia Advances Media Reform with Nationwide Media Council Appointment – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Qof rayid ah oo ku dhintay xiisad iyo rabshado weli ka taagan degmada Badhan ee Gobolka Sanaag – Puntland Publish

Qof rayid ah oo ku dhintay xiisad iyo rabshado weli ka taagan degmada Badhan ee Gobolka Sanaag – Puntland Publish

October 14, 2024
Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Dagaalka Al-Shabaab

Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Dagaalka Al-Shabaab

April 28, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s ex-president accuses govt of coercion in controversial voter registration drive 
  • Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
  • Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.