• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta

admin by admin
March 2, 2024
in Latest News
0
UAE ambassador and SoDMA chairman talk about assist and resilience initiatives in Somalia – Somali Nationwide Information Company
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la xariiray arrimaha gargaarka iyo taageerada mashaariicda adkeysiga la qaatay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta Md. Axmed j. Al-rumeysi.

 

Labada masuul ayaa isla meel dhigay in ka hor curashada bisha Ramadaan gargaar degdeg ah la gaarsiiyo dadka nugul ee ay saameeyeen fatahaadihii El-nino, in la hagaajiyo biya xireennada muhiimka ah si bathroom yareeyo qatarta fatahaado ka dhalan kara roobka gu’ga.

Safiirku ayaa sidoo kale la wadaagay Guddoomiyaha hey’adda xogta la xariirta in ceelal laga hirgaliyo degaanno badan oo ay ka jiraan baahi biyood, isagoo intaa raaciyay in la soo gabagabeeyay wajiga 1-aad,haddana la guda-galayo wajiga labaad ee wax u qabashada dadka barakacay.

Guddoomiyaha SoDMA Md Maxamuud Macallin ayaa uga mahadceliyay Dowladda Imaaraadka taageerada hagar la’aaneed ee ay la garab taagan tahay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.



You might also like

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 




Earlier articleCiidamada ammaanka oo soo qabtay haweney seygeeda ku gubtay Muqdisho




Source_link

Tags: CarabtaGuddoomiyahaImaaraadkakulmaySafiirkaSoDMA
Previous Post

Khasaare ka dhashay weerar dowladda hoose ee Garoowe ku qaaday guri uu lee yahay sarkaal ciidan – Puntland Submit

Next Post

President Hassan Sheikh participates within the Antalya Diplomacy Discussion board – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Next Post
President Hassan Sheikh participates within the Antalya Diplomacy Discussion board – Somali Nationwide Information Company

President Hassan Sheikh participates within the Antalya Diplomacy Discussion board – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

UK Welcomes Communique on Somalia-Somaliland Dialogue in Djibouti – Somali Nationwide Information Company

UK Welcomes Communique on Somalia-Somaliland Dialogue in Djibouti – Somali Nationwide Information Company

December 31, 2023
Madaxweyne hore Farmaajo oo soo dhaweeyay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud – Puntland Put up

Madaxweyne hore Farmaajo oo soo dhaweeyay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud – Puntland Put up

March 31, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
  • Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.