• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan oo faah-faahiyay heshiiska ay ansixiyeen labada Aqal

admin by admin
February 22, 2024
in Latest News
0
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska uu maanta ansixiyay Baarlamaanka labadiisa Aqal uu muhiim u yahay difaaca badda iyo sare u qaadidda dhaqaalaha dalka.

 

Madaxweyne Xasan oo saxaafadda kula hadlay xarunta madaxtooyada ayaa sheegay in badda Soomaaliya ay ka jiraan xad gudubyo badan oo ay ka mid yihiin kalluumeysi sharci darro ah, in ay isticmaasho argagixisada, burcad badeeddu ay ka duusho,wasaqdana lagu qubo, balse haatan ay heleen cid ay ku aaminaan.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiskan uu socon doono 10 sano, muddadaasna la dhisi doono lana qalabayn doono ciidanka badda Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh” Heshiiska aan la galnay dowladda Turkiga waxaa uu soconayaa 10 sano waxaana la dhisayaa ciidanka badda Soomaaliya”.

Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu dambayn sheegay in heshiiskan uu sidoo kale muhiim u yahay kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga kheyraadka baluugga ah.



Source_link

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Previous Post

Somalia’s parliament ratifies protection settlement with Turkey

Next Post

Somalia and UN assess El Niño impression and plan for future – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
Somalia and UN assess El Niño impression and plan for future – Somali Nationwide Information Company

Somalia and UN assess El Niño impression and plan for future – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

In contemporary protests, 1000’s demand withdrawal of French troops in Niger – Somali Nationwide Information Company

In contemporary protests, 1000’s demand withdrawal of French troops in Niger – Somali Nationwide Information Company

September 4, 2023
Xizbullah oo ku hanjabay in ay beegsan doonaan bartilmaameedyo cusub oo Israa’iil ku yaalla – Puntland Put up

Xizbullah oo ku hanjabay in ay beegsan doonaan bartilmaameedyo cusub oo Israa’iil ku yaalla – Puntland Put up

July 17, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.