• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Itoobiya oo beenisay in Madaxweyne Xasan lagu carqaladeeyay Addis Ababa

admin by admin
February 19, 2024
in Latest News
0
Itoobiya oo beenisay in Madaxweyne Xasan lagu carqaladeeyay Addis Ababa
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






ADDIS ABABA (SMN) – Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Meles Alem ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray Dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa ishortaag ay Ciidanka ammaanka Dowladda Itoobiya ku sameeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh xili uu kusii jeeday shirka Madaxda Midowga Afrika.

 

Danjire Meles Alem oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay mas’uuliyad ka saaran tahay sidii ay u sugi lahayd ammaanka madaxda dowladaha caalamka inta ay ku sugan yihiin Addis Ababa oo ay ka qeybgalayaan shirarka ka dhaca.

“Madaxweynaha Soomaaliya waa uu diiday in uu qaabilo ciidamada ammaanka ee ay u dirtay dowladda Itoobiya,” ayuu yiri Danjire Meles.

Wuxuu xusay in dowlada Itoobiya mas’uuliyda culus ka saaran tahay martida u timaada amnigooda ; balse, isagoo ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya inuu ku dhaqaaqay arrin liddi ku ah hab-maamuuska la dejiyay ee sugida amnigiisa.

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in si diiran ay usoo dhaweysay Madaxweynaha Soomaaliya marii uu Addis Ababa tagey, waxayna meesha ka saartay inay si qaldan ula dhaqan tahay.

Wuxuu Afhayeenka tilmaamay in ilaaladii wafdiga Soomaaliya ay isku dayeen in ay gudaha u galaan Xarunta Midowga Afrika iyagoo hubeysan taasoo ay hortageen Ciidanka amniga Itoobiya ee goobta ku sugnaa.



You might also like

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish




Earlier articleXamza oo faray in baaritaan lagu sameeyo dilka Cabdinaasir Dahable




Source_link

Tags: ababaAddisbeenisaycarqaladeeyayItoobiyalaguMadaxweyneXasan
Previous Post

Israel’s nationwide provider says flights over Somalia airspace endure disruptions

Next Post

Somalia’s Ambassador to the UN condemns Ethiopia’s border incursions at UNSC – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Next Post
Somalia’s Ambassador to the UN condemns Ethiopia’s border incursions at UNSC – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s Ambassador to the UN condemns Ethiopia’s border incursions at UNSC – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Connecticut visits Minnesota following Hayes’ 22-point sport

Connecticut visits Minnesota following Hayes’ 22-point sport

May 31, 2023
Israel oo sheegtay in ay ciqaabi doonaan xagjirka weeraraya bulshada Falastiin – Puntland Publish

Israel oo sheegtay in ay ciqaabi doonaan xagjirka weeraraya bulshada Falastiin – Puntland Publish

June 28, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
  • U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.