• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Jubaland – Puntland Publish

admin by admin
February 14, 2024
in Latest News
0
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Jubaland – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo.

Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa Kismaayo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweyne ku xigeenada, xubnaha Xukuumadda Jubbaland iyo qaar kamid ah Shacabka magaalada.

“Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku salaysan dhammaystirka xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada, horumarinta hannaanka Federaaleynta iyo u kuur gelidda xalaadda nololeed ee reer Jubbaland” ayaa lagu yiri conflict ka soo baxay Villa Somalia.

“Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddada uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo waxa uu kulamo la yeelandoonaa Madaxda Dowlad goboleedka Jubaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, isaga oo dhagaysandoona talooyinkooda  ku aaddan dowlad dhiska, ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida dalka iyo horumarka dalka” ayuu sii raaciyay warkaasi.

PUNTLAND POST

You might also like

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving country Into political ruin 

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: gaarayJubalandKismaayomaantaMadaxweynahamagaaladaPostPuntlandSoomaaliya
Previous Post

Somalia’s safety and anti-terror efforts mentioned in a gathering with ATMIS and AU – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president arrives in Kismayo for talks with Jubaland management

admin

admin

Related Posts

Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving country Into political ruin 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Next Post
Somalia’s president arrives in Kismayo for talks with Jubaland management

Somalia’s president arrives in Kismayo for talks with Jubaland management

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali Nationwide Military Kills Practically 100 Al-Shabaab Terrorists in Joint Operations – Somali Nationwide Information Company

Joint Operation Inflicts Heavy Losses on Al-Shabaab – Somali Nationwide Information Company

July 28, 2023
Arab Financial and Cooperation Discussion board condemns Ethiopia-Somaliland MoU

Arab Financial and Cooperation Discussion board condemns Ethiopia-Somaliland MoU

May 1, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving country Into political ruin 
  • Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.