MUQDISHO [SMN] – Mukhtaar Maxamed Waare, oo ah danjiraha Itoobiya u fadhiyay Muqdisho ayaa raali-gelin ka bixiyay hadal gef ku ahaa Madax-banaanida dalka Soomaaliya.
Battle uu soo dhigay bartiisa X ayuu Mukhtaar ku yiri: Ulama jeedin wareysigayga inaan ku dhaawaca xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, si qaldan baa lavatory fasiray erayadayda.
Wuxuu ku siiyay Shacabka iyo dowladda Soomaaliya raali-gelin buuxda, inuu ku tilmaamay Soomaaliya dal fowdo ka jirto, oo aan madaxdiisa go’aano lahayn, sido kalena gumeysi wali ka taliyo.
Wuxuu Mukhtaa sidii kale wareysiga FANA ku sheegay in Somaliland ay tahay dal madax-banaan, oo heshiiska badda ay la galeena yahay mid sax ah.