• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Somaliland oo siisay Itoobiya Dekad iyo saldhig Militeri

admin by admin
January 1, 2024
in Latest News
0
Somaliland oo siisay Itoobiya Dekad iyo saldhig Militeri
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






ADDIS ABABA [SMN] – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Addis Ababa Maanta ku kala saxeexday heshiis “taarikhi ah” oo u gogol xaaraya in hamiga Itoobiya ee ku aaddan helida dekad ku taala badda cas iyo saldhig army.

 

Xafiiska RW Itoobiya ayaa loogu dhawaaqay Heshiiska kaasoo sidoo kale xoojinayaa iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda ee u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland, oo ah maamul katirsan Soomaaliya oo 32 sano sheeganaya gooni u goosad.

Intaa waxaa dheer, Heshiiska Is-afgaradku wuxuu sidoo kale tilmaamayaa dariiqa lagu xoojinayo xiriirkooda siyaasadeed iyo kan diblomaasiyadeed.

Heshiiska wuxuu dib u xaqiijinayaa mawqifka mabda’a ah ee Dawladda Itoobiya ee lagu horumarinayo danaha labada dhinac iyada oo bathroom marayo iskaashi ku salaysan is-dhaafsi danaha ay wadaagaan.

Tani ayaa lavatory cusub u furaysa iskaashi waxayna muhiimad wayn u leedahay is dhexgalka gobolka ee geeska. Waxa kale oo ay Itoobiya u sahlaysaa in ay kor u qaado doorkeeda ku aaddan ilaalinta nabadda iyo nabadgelyada gobolka, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay Xafiiska RW Abiy Ahmed.



You might also like

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company




Earlier articleSomaliland permits Ethiopia to construct a port and army base on its shoreline

Senior editor at English Information at Shabelle Media Community




Source_link

Tags: DekadItoobiyaiyoMiliterisaldhigsiisaySomaliland
Previous Post

Somaliland president arrives in Ethiopia after agreeing to renew talks with Somalia

Next Post

Banadir area defeats South West state in soccer match – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Next Post
Banadir area defeats South West state in soccer match – Somali Nationwide Information Company

Banadir area defeats South West state in soccer match – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Glensheen spotlights fashion-forward Congdons in new exhibit – Duluth Information Tribune

Glensheen spotlights fashion-forward Congdons in new exhibit – Duluth Information Tribune

May 30, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Submit

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Submit

September 14, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.